Day: February 22, 2021
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (22-02-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:- Cali Ibraahim Cabdullahi:- Farsamadii:-Deeqo Cali.

Read More
Somali News

Al-Shabaab oo dab qabad siiyay deegaanka Yaaqberi weyne

Dagaalameyaasha Al-shabaab ayaa la sheegay in ay dab qabad siiyeen deegaanka Yaaqberi weyne ee gobolka shabeellada Hoose Wararka ayaa sheegaya in Al-shabaab ay.

Read More
Somali News

Maxay kawadahadleen Cali Guudlaawe iyo Shiikh Shariif?.

Madaxweynaha Dowladd goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen ( Ali Guudlaawe ) ayaa xalay hoyga uu ka degan yahay Magaalada Muqdisho ku booqday Madaxweynihii.

Read More
Somali News

Turkiga oo ku baaqay in xal laga gaaro khilaafka ka taagan doorashooyinka Soomaaliya

War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Turkiga ayaa waxaa looga hadlay xaaladda siyaasadeed ee xiligan uu marayo dalka iyo.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (22-02-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Deni” Madaxweyne Farmaajo waxaa uu aaminsan yahay in awood ciidan uu ku haysan karo kursiga”

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo xalay khudbad ka jeediyay xarunta Cilmi-baarista PDRC ee caasimadda Garoowe, ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo doonayo in.

Read More
Somali News

Xal laga gaaray colaadii ka taagneed deegaano ka tirsan gobolka bari

Deeegaanka Isku-shuban ee Gobolka Bari, waxa ku soo xirmay shir ku saabsan Nabadaynta beelihii dhawaan ku dagaamay deegaankaasi. Labada beelood ayaa heshiis hordhac.

Read More
Somali News

Deni oo sheegay in madaxweyne Farmaajo laga waayay xalka Garbahaarey

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deni oo caawa shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garowe ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed dalka, isagoo eedeymo kala duwan.

Read More