Month: March 2021
Somali News

Kulankii Golaha Shacabka oo soo dhammaaday iyo xubno lagu ansaxiyay

Waxaa goordhow magaalada Muqdisho ku soo dhammaaday fadhigii Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaiya, iyada oo looga hadlay xaaladda Coronavirus ee dalka. Kulanka ayaa.

Read More
Somali News

Xildhibaan Caana-nuug “Ciidamo uu soo diray Guddoomiye Mursal ayaa kulanka naga hor istaagey”

Xildhibaanada xayiraada laga saaray kulamada baarlamaanka ayaa waxaa ay sheegeen in maanta laga hor istaagey ka qeyb galka shirka ka socda xarruunta Golaha.

Read More
Somali News Uncategorized

Maraykanka oo shaqaalahii safaaradiisa kala baxay Myanmar

Yangoon-KNN: Maraykanka ayaa sheegay inuu kala baxay dhamaan shaqaalahiisa ka joogay safaaradda uu ku leeyahay magaalada caasimada u ah dalka Myanmar ee Naypyitaw.

Read More
Somali News

Maxay tahay digniinta ay Al-Shabaab ka soo saareen tallaalka la keenay Soomaaliya?

Muqdisho-KNN-Al-Shabaab ayaa shacabka Soomaaliyeed uga digay inay isticmaalaan tallaalka cusub ee AstraZeneca oo dhawaan la geeyay Soomaaliya. Waxay shaki ka muujiyeen waxtarka iyo.

Read More
Somali News

Madaxweynaha dalka Niger oo Afgembi ka badbaaday

Niamy-KNN: Rasaas xoog leh oo isku dhacaysa ayaa laga maqlay albaabka laga galo madaxtooyada dalka Niger oo ku taala magaalada caasimada ah ee.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (31-03-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Burhaan.

Read More
Somali News

Kulanka Golaha Shacabka oo furmay

Waxaa goordhow magaalada Muqdisho ka furmay shirka baarlamaanka Golaha Shacabka oo maanta loo ballansanaa. Shirka ayaa waxaa guddoominaya guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mural,.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ciyaaraha (31-03-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkan idin ka soo jeedin doono:-Hanad Maxamed Karaama:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad:-{Daraja}.

Read More
Somali News

Faahfaahin khasaare ka dhashay qarax ka dhacay Muqdisho

Muqdisho-KNN-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax lala beegsaday gaari ciidan oo ku socday wadada aada deegaanka Daarusalaam ee.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal 31- 03- 2021

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaan halkana idin ka soo jeedin doono:Cabdullahi Maxamad Cali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad.

Read More