Day: April 7, 2021
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {07-04-2021}= Suuratu {naazicat} Darsigii 2aad-{727}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (07-04-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cabdisataar Xaaji Cali:- Farsamadii:-Deeqa Cali Maxamad.

Read More
Somali News

Faahfaahino ka soo baxaya khasaare culus oo ka dhashay dagaalka Soomaalida iyo Canfarta Itoobiya

Jigjiga-KNN-Wararka ka imaanaya dhulka dowlad deegaanka Soomaali Galbeed waxay sheegayaan in dagaal u dhexeeya Soomaalida iyo Canfarta ee ka socdo galbeedka gobolka Sitti.

Read More
Somali News

Dowladda Sudan oo baabi’isay sharci mamnuucayay xiriir ay la yeelato Israa’iil

Dowladda Sudan oo baabi’say sharci diidayay jiritaanka Israel Golaha Wasiirrada dalka Sudan ayaa Talaadadi shalay ansixiyay qaanuun dalkaasi ka jiray muddo 63 sano.

Read More
Somali News

Shirkii Afisyooni oo maanta loo balansanyahay iyo wararkii u dambeeyey

Muqdisho-KNN-Maanta waxaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho, gaar ahaan teendhada Afisyooni ay dib uga bilaawdaan wadahadalladii madaxda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada dalka.

Read More
Somali News

Maxay tahay caqabada ku hor gudban in lasoo celiyo heshiiskii Niyukleerka Iran?

Wadahadalada looga gol leeyahay in lagu badbaadiyo heshiiskii 2015-kii ee nukliyeerka Iran, kaas oo loogu talagalay in lagu hubiyo in Iran aysan waligeed.

Read More
Somali News

COVID-19 oo maalin gudaheed dalka Brazil ku dilay in ka badan 4,000 oo qof

In ka badan 4,000 oo qof ayaa 24-ki saac ee lasoo dhaafay cudurka COVID-19 ugu dhimatay dalka Brazil, taasoo ka dhigtay khasaaro nafeed.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (07-04-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More