Day: April 7, 2021
Somali News

Wararkii u dambeeyay dagaalka Soomaalida iyo Canfarta

Tirdo dad ah ayaa ku dhintay dagaallo maalmihii u dambeeyay ka socday xadka Soomaalida iyo Canfarta ee dalka Itoobiya. Wararka waxay sheegayaan in.

Read More
Somali News

Shirkii Afisiyooni oo socda iyo qodabada qaar oo isfaham laga gaaray

Iyadoo uu magaalada Muqdisho shir uga socdo madaxda dowladda  federaalka, dowlad gobolleedyada iyo gobolka Banaadir ayaa la soo sheegaya in madaxda isaham ka.

Read More
Somali News

Taliska ciidamada xoogga oo ka warbixiyay dagaalo ka dhacay Galguduud

Taliska Ciidanka Xoogga dalka gaar ahaan qeybta 21-aad ayaa ka warbixiyay howlgaladii u danbeeyay ee ciidamada ka sameeyeen deegaano ku yaalla dulleedka magaalada.

Read More
Somali News

Dad badan oo ku geeriyooday shil gaari oo ka dhacay Kenya

Ugu yaraan 20 qof ayaa dhimatay ka dib markii ay laba bas isku dheceen shil subaxnimadii Arbacada ka dhacay degaanka Kwamkikuyu oo ku.

Read More
Somali News

Itoobiya oo si kulul u eedeysay Masar iyo Suudaan

Itoobiya ayaa ku eedeysay Masar iyo Suudaan inay caqabad ku yihiin wadahadallada la doonayo in lagu xalliyo khilaafka ka dhashay muranka biyaha webiga.

Read More
Somali News

Daacish oo 19 qof ka afduubatay bartamaha Syria

Maleeshiyo gacansaar la leh kooxda Daacish ayaa afduubtay ugu yaraan 19 qof oo u badna dad rayid ah, kaddib markii ay weerar gaadmo.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (07-04-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Cabdiqani.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (07-04-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkan idin ka soo jeedin doono:-Hanad Maxamed Karaama:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad:-{Daraja}.

Read More
Somali News

Wararkii u dambeeyey shirka hoggaamiyeyaasha Soomaaliya oo ka furmay Afisyooni

Muqdisho-KNN-Waxaa goordhow Teendhada Afisyooni ka bilowday shir u dhaxeeya madaxda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada dalka, kaas oo lagu sii amba qaadayo wadahadalladii.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal 07- 04- 2021

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaan halkana idin ka soo jeedin doono:Cabdullahi Maxamad Cali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad.

Read More