Day: April 12, 2021
Somali News

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo ansixiyey sharci cusub oo doorasho

Muqdisho-KNN-Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa goordhaweed u codeeyay in laga gudbo doorasho dad badan, iyagoo ansixiyey sharci gaar ah oo jiheynaya in doorasho qof.

Read More
Somali News

Golaha Midowga Musharaxiinta oo si adag uga hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka

Muqdisho-KNN-Golaha Midowga Musharixiinta oo goor dhaweyd shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay xaaladihii ugu dambeeyey ee dalka iyo khilaafka ka.

Read More
Somali News

Mursal oo maanta golaha shacabka hor geeyey sharci doorasho oo aan hureyn mudo kororsi

Muqdisho-KNN-Guddoonka Golaha Shacabka ayaa soo saaray sharci gaar ah oo jiheenayo doorashooyinka heer Federaal, wuxuuna shaaciyey in dalka laga qabanayo doorasho qof iyo.

Read More
Somali News

Ra’iisal wasaare Rooble oo kormeeray fariisimo ciidan oo ku yaalla Awdheegle

Awdheegle-KNN-Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga ayaa booqaday  degmadda Awdheegle ee Shabeelaha Hoose halkaas oo fariisin u.

Read More
Somali News

Yaa fuliyey weerarkii lagu qaaday xarunta Nukliyeerka Iran?

Shil ka dhacay xarunta Nukliyeerka Iran ee Natanz Axaddii ayaa waxaa sababay ficil “argagixisanimo nukliyeer ah,” waxaa sidaas sheegay madaxda Nukliyeerka Iran Ali.

Read More
Somali News

Maamulka G/Banaadir oo sheegay in amniga caasimadda ay gacanta ku hayaan

Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in magaalada Muqdisho ay si buuxda gacanta ugu hayaan ciidamada amniga ee dowladda federaalka Soomaaliya. “Waxaa halkan kala.

Read More
Somali News

Hay’adda Save The Children” Malaayiin qof oo ku nool Soomaaliya ayaa wajahaya cunno yari”.

Hay’adda arrimaha gargaarka ee Save The Children ayaa sheegtay in saameynta ka dhalatay ayaxa iyo abaaraha ay malaayiin qof oo ku nool Soomaaliya.

Read More
Somali News

Wasiirka Amniga Galmudug oo soo dhaweeyay talaabada uu qaaday Saadaq Joon

Wasiirka Amniga dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Macallin Fiqi ayaa bogaadiyay tallaabadii uu saaka qaada Taliye Saaddaq Joon, taas oo uu kaga horyimid in.

Read More
Somali News

Iran oo fariin hanjabaad ah u dirtay xukuumadda Israel.

Wasaaradda arrimaha dibbadda Iran ayaa ku goodisay inay ka aar gudan doonto xukuumadda Yahuuda oo ay ku eedeysay inay ka dambeysay qarax shalay.

Read More
Somali News

Booliska Maraykanka oo awood u adeegsaday dad ku banaanbaxay magaalada Minneapolis.

Ciidamada booliska Maraykanka ayaa gaas ku adeegsaday kala cayrinta dadka banaanbaxyo ka dhan ah ciidamada booliska ka dhigay magaalada Minneapolis Wararku waxay sheegayaan.

Read More