Day: April 12, 2021
Somali News

Suudaan oo qorsheyneysa inay maxaabiis ku wareejiso Itoobiya

Dowladda Suudaan ayaa qorsheyneysa inay Itoobiya ku wareejiso 60 maxbuus oo lagu qabtay iska hor imaadyadii ka dhacay xuduudda labada dal tan iyo.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (12-04-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:– Burhaan.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (12-04-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkan idin ka soo jeedin doono:-Hanad Maxamed Karaama:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad:-{Daraja}.

Read More
Somali News

DEG DEG:- Taliye Xijaar oo xilka ka qaaday Saadaq Joon.

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Gen Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, ayaa hadda xilka ka qaaday Taliyihii Booliska Gobolka Banaadir Saadaq Cumar Xasan (Saadaq John)..

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo ciidamada xoogga ugu Hambalyeeyay xuska sanadguurada 61-aad ee ka soo wareegay aasaaska Ciidanka

Madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa manta soo saaray qoraal la xiriira xuska sanadguurada 61-aad ee ka soo wareegay aasaaska.

Read More
Somali News

Saadaq Joon oo sheegay inuu joojiyay kulankii golaha shacabka

Taliyaha Booliiska Gobolka Banaadir Gen Saaddiq Cumar Xasan (Saadiq Joon), ayaa sheegay in uu joojiyay kulankii maanta ee Golaha Shacabka Baarlamanka Soomaaliya. Gen..

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal 12- 04- 2021

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaan halkana idin ka soo jeedin doono:Cabdullahi Maxamad Cali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {12-04-2021}= Suuratu {Kuwirat} Darsigii 1aad-{730}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (12-04-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:- Cali Ibraahim Cabdullahi:- Farsamadii:-Deeqa Cali.

Read More
Somali News

Warbixin: Maxaa saakay ka socda Muqdisho? Akhriso wararkii u dambeeyey guuxa mudo kororsiga

Muqdisho-KNN-Xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa xalay loo diray fariin uu guddoonku ku war-gelinayo inuu jiro Isniinta maanta ah kulankii golaha,.

Read More