Day: April 12, 2021
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (12-04-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Shiikh Shariif oo ka digay muddo kordhin loo sameeyo Hay’addaha DFS

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed oo ah Guddoomiyaha Golaha ay ku bahoobeen musharaxiinta mucaaradka ah ayaa ku eedeeyay dowladda uu hoggaamiyo.

Read More
Somali News

Madaxweyne Qoorqoor oo sheegay inuusan taageeri doonin muddo kordhin loo sameeyo madaxweyne Farmaajo

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa shaaciyey in marnaba uusan taageeri doonin mudo kororsi, xilligaan loo sameeyo hey’adaha dastuuriga ah.

Read More