Day: April 13, 2021
Somali News

Mareykanka oo dib u eegis ku sameynaya weerarkii Al-Shabaab ee Manda Bay

Nairobi-KNN-Xoghayaha Gaashaandhigga Mareykanka Lloyd Austin ayaa isniintii shalay ahayed amar ku bixiyay in dib u eegis lagu sameeyo baaritaanka weerarkii maleeshiyada Al-Shabaab ay.

Read More
Somali News

Maxaa ka dhaxeeya Sacuudiga iyo shirqoolkii Jordan?

Sacuudi Carabiya ayaa si adag u beenisay inay ku lug leedahay muranka boqortooyada Jordan, hase yeeshee xariga la-taliyaha dhaxal-suge Mohamed bin Salman ayaa.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (13-04-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Maryan.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha 13- 04- 2021

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaa idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur :- Farsamadii:Faarax C/llaahi.

Read More
Somali News

Muhaajiriin ku dhimatay xeebaha Jabuuti

Ugu yaraan 34 qof ayaa ku dhintay xeebaha dalka Jabuuti kadib ay qalibantay dooni ay saarnaayeen, sida ay ku warrantay Ha’yadda Qaramada Midoobey.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (13-04-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:- Cabdiqani Cabdullaahi:- Farsamadii:-Cabdiraxmaan Cabdulle Rooble.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (13-04-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Mucaaradka oo ka soo horjeestay muddo kordhinta uu sameeyay golaha shacabka

War qoraal ah oo ka soo baxay Golaha Midowga Murashaxiinta mucaaradka ayaa waxaa ay si kulul ugu hadleen qaraarka ay shalay gaareen xildhibaannada.

Read More
Somali News

Dunida muslimka oo maanta laga sooman yahay maalinta 1-aad ee bisha Ramadaan

Dunida Muslimka ayaa maanta laga sooman yahay maalinta koowaad ee bisha barakeysan ee Ramadan kadib markii xalay laga arkay dalal badan bisha Soonka..

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo shacabka ugu hambalyeeyay bisha Ramadaan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay dadka muslimiinta ah, gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan..

Read More