Day: April 14, 2021
Somali News

Joe Biden oo ciidamada Mareykanka ka soo saaraya Afghanistan

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa maanta oo Arbaco lagu wadaa inuu ku dhawaaqo in Mareykanku uu dhammaan ciimadamadiisa kala soo bixi doono waddanka.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (14-04-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Mareykanka oo madaxda DF ugu goodiyey cunaqabateyn kadib mudo kororsigii Golaha Shacabka

Muqdisho-KNN-Dowladda Mareykanka ayaa uga digtay madaxda Soomaaliya in ay saari doonto cuna-qabateyn iyo in laga xannibi doono dal kugalka Mareykanka, haddii aysan Dowladda.

Read More
Somali News

Dr. Abdinasir oo Mareykanka kala hadlay doorashooyinka Soomaaliya

Xafiiska Warfaafinta ee Musharaxa Madaxweynaha Soomaaliya Dr. Abdinasir Abdille Mohamed ayaa baahiyey war-saxaafadeed lagu sheegay in kulan dhanka aalada Zoom-ka ahi dhexmaray Musharaxa.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay xeerkii mudo kororsiga

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa xalay saxiixay xeerkii mudo kororsiga ahaa ee maalin ka hor ay ansixiyeen xildhibaanada waqtigu ka.

Read More