Day: April 14, 2021
Somali News

Madaxweyne Laftagareen oo la kulmay Hay’adaha Amniga Koofur Galbeed

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa shir Gudoomiyey shirka Gollaha Amniga Koonfur Galbeed, iyadoo maalmihii la soo dhaafay ay.

Read More
Somali News

DFS oo maanta daah-furtay tallaal cusub

Dowladda Soomaaliya ayaa maanta daah-furtay qaadashada tallaalii labaad oo looga hortagayo xanuunka COVID-19, kaasi oo ay ku deeqday dowladda Shiinaha. Safiirka Shiinaha, Wasiir.

Read More
Somali News

20 caruur ah oo ku geeriyootay dab qabsaday Iskuul ay dhiganayeen

Ugu yaraan 20 carruur ah oo ka dhashay qooysas danyar ah ayaa geeriyooday, kaddib markii uu dab qabsaday Iskuul xanaanada iyo barbaarinta ah.

Read More
Somali News

Ciidamada Eretria ee ku sugan Tigrey oo dhaawacay dad rayid ah

Wararka ka imaanaya magaalada Cadwa ayaa sheegaya in ciidamada Ereteriyaanka ee kusugan Gobolka Tigreeyga ay rasaas toos ah la bartilmamaysadeen dad shacab ah..

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (14-04-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Xasan.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye(14-04-2021)

Barnaamijka Tartan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Zeytuun Group, Waxaana su’aalaha soo diyaarisay Jaamacadda Salaam, Muqdisho.Iskuulka Yarmuuk waxaa uu.

Read More
Somali News

Howlgal lagu soo qabtay nin xaaskiisa dilay oo ka dhacay Sh/Hoose

Muqdisho-KNN-Saraakiisha ciidamada militeriga Soomaaliya ee gobolka Shabeellada Hoose ayaa faahfaahin ka bixiyey howlgal lagu soo qabtay nin dhawaan xaaskiisa dilay. Howlgalkaas ayaa ka.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha 14- 04- 2021

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaa idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur :- Farsamadii:Faarax C/llaahi.

Read More
Somali News

Dowladda UK oo mowqif adag ka istaagtay mudo kororsigii Farmaajo iyo Golaha Shacabka

London-KNN-Dowladda Ingiriiska ayaa ku boorrisay madaxda dowladda iyo kuwa maamul goboleedyada in ay dib ugu soo laabtaan miiska wadahadalka, si ay xal uga.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (14-04-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cabdisataar Xaaji Cali:- Farsamadii:-Cabdiraxmaan Cabdulle Rooble.

Read More