Day: April 16, 2021
Barnaamijyo

Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaan (16-04-2021)

Muqdisho–KNN–Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaanka oo uu taaba galinayo Shirkadda Halla Airlines.Su,aalahana uu soo diyaariyay Iskuulka Banaadir Zone Toosna looga daawanayay Radio Kulmiye Facebook.

Read More
Somali News

Deni oo caawa kulamo looga hadlayo Jahwareerka ka taagan dalka ka wada Garoowe

Madaxweynaha Puntland , Siciid Cabdullahi Denni ayaa caawa kulan wada-tashi ah Madaxtooyada kula leh Aqoonyahanada, Waxgaradka, Siyaasiyiinta iyo Ururada Bulshada Rayidka ah ee.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (16-04-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Yoonis Duraan Cali.

Read More
Somali News

Saadaq Joon iyo ciidamo uu wato oo dib ugu laabtay xaafada Shiirkoole ee Muqdisho

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Taliyihii Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir Jen. Saadaq John uu dib ugu laabtay Xaafada Shiirkole, isaga iyo gaadiid.

Read More
Somali News

Ciidamada AMISOM oo la hoosgeeyay dowladda Soomaaliya

Shir labo cisho Magaalada Muqdisho uga socdey Taliska Ciidanka AMISOM iyo Taliska Ciidanka Xooga Dalka ayaa la isku afgartey oo ku soo gabagaboobey.

Read More
Somali News

Toogasho ka dhacday dalka Mareykanka

Ugu yaraan siddeed qof ayaa geeriyootay, ka dib toogasho xalay fiidkii ka dhacday magaalada Indianapolis ee dalka Mareykanka. Toogashada ayaa gaar ahaan ka.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (16-04-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:– Fardowso.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye(16-04-2021)

Barnaamijka Tartan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Zeytuun Group, Waxaana su’aalaha soo diyaarisay Jaamacadda Salaam, Muqdisho.Al Abaadir waxaa uu helay 9.

Read More
Somali News

DFS iyo AMISOM oo soo bandhigay qorsho lagula dagaalamayo Al-shabaab

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Generaal odowaa Yuusuf Raage ayaa ka qeyb-galay Kulan labo maalmood soconayay oo lagu qiimeynayay guulaha laga gaaray howl-galada ka.

Read More
Somali News

Dagaal beeleed saakay ka socda Gobolka Sool

Dagaal u dhexeeya labo maleeshiyo beeleed , ayaa mar kale saaka dib uga qarxay ceelka Dhabar-dalool, oo koofur kaga beegan degmada Duddun ee.

Read More