Day: April 16, 2021
Somali News

Mareykanka oo cunaqabateyn cusub ku soo rogay Ruushka

Mareykanka ayaa ku dhawaaqay cunaqabateyn cusub oo ka dhan ah Ruushka isagoo ka jawaabaya waxa uu ku sheegay weerarrada dhanka internet-ka iyo falal.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (16-04-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Maxaa looga hadlay kulankii xalay ay ku yeesheen madaxda Galmudug, Hirshabelle iyo Mucaaradka

Waxaa xalay magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay Madaxweyneyaashii hore ee Soomaaliya Xasan shiikh, Shiikh Shariif iyo Madaxweyneyaasha maamulada Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor.

Read More
Somali News

Dib u dayactir lagu sameeyay wadada isku xerta deegaanka Janaale iyo Degmada Marka

Guddoomiyaha gobolka shabeelada Hoose Cabdiqaadir Shiikh Maxamed Nuur Siidii iyo wasiirka arrimaha gudaha Koofur galbeed Soomaaliya ayaa xariga ka jaray wadada xiriirisa deegaanadda.

Read More
Somali News

Madaxweyne Biden oo safiir u soo magacaabay Soomaaliya

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa usoo magacaabay Somalia Safiir cusub oo Yomamato badalaya kaa oo lagu magacabo Larry Edward André Jr. Waa muwaadin.

Read More
Somali News

Puntland oo ku baaqday in la joojiyo colaada ka taagan Sool

Dowlad goboleedka Puntland ayaa xalay baaq nabadeed ka soo saartay, colaad beeleed ka taagan degaanka Dhabar-dalool oo ka tirsan Gobolka Sool. Madaxweyne ku.

Read More