Day: April 19, 2021
Barnaamijyo

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye(19-04-2021)

Barnaamijka Tartan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Zeytuun Group, Waxaana su’aalaha soo diyaarisay Jaamacadda Salaam, Muqdisho.Iskuulka City waxaa uu helay 6Dhibcood,Halka iskuulka Rayaan uu.

Read More
Somali News

Xal laga gaaray colaad beeleed ka taagneed gobolka Sool

Wararka ka imaanaya gobolka Sool ayaa sheegaya in odayaasha dhaqanka gobolkaasi ay ku guulaysteen in la joojiyo dagaal beeleed maalmihii la soo dhaafay.

Read More
Somali News

Ciidamo ka socda Nigeria oo soo gaaray Soomaaliya

Saraakiil ka tirsan AMISOM ayaa sheegay in Ciidamo gaaraya ilaa 144 oo ka socda booliiska Nigeria  ay soo gaareen Soomaaliya maalintii shalay. Ciidankan.

Read More
Somali News

Suuriya oo ka dhacaysa Doorashada madaxtinimada ee dalkaasi

Suuriya ayaa 26-ka bisha May qaban doonto doorasho madaxtinnimo, sida uu shaaciyay baarlamaanka waddankaas. Madaxweynaha talada haya, Bashar Al-Asad ayaan la fileyn inuu.

Read More
Somali News

Ruushka oo dalka ka ceyrinaysa diblomaasiyiin ka socda Czech.

Dowladda Ruushka ayaa ku dhawaaqay in ay dalkeeda ka ceyrinayso 20 diblomaasiyiin ka socda dalka Jamhuuriyadda Czech. Jamhuuriyadda Czech ayaa sabtidii ceyrisay 18.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (19-04-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:- Cali Ibraahim Cabdullahi:- Farsamadii:-Deeqa Cali.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (19-04-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray dalka Koongo

Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kinshaasa ee caasimadda dalka Koongo halkaas oo.

Read More
Somali News

Jen Tuuryare oo sheegay in isku day dil uu ka badbaaday, kadib rasaas lagu furay gaari uu la socday

Jen Cabdiraxmaan Tuuryare Taliyihii hore ee Nabad sugida Soomaaliya ee NISA oo warbaahinta la hadlay ayaa shaaca ka qaaday in kolonyo uu la.

Read More