Day: April 20, 2021
Somali News

WARKA DUHUR (20-04-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Maxamed.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha 20- 04- 2021

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaa idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur :- Farsamadii:-Deeqa Cali.

Read More
Somali News

Madasha badbaado qaran oo warqad cabasho ah u diray golaha ammaanka ee Q.M

Madasha badbaado qaran oo ay ku midoobeen siyaasiyiinta mucaaradka iyo madaxda maamulada Puntland iyo Jubaland ayaa fariin u diray golaha ammaanka ee Qaramada.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye(20-04-2021)

Barnaamijka Tartan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Zeytuun Group, Waxaana su’aalaha soo diyaarisay Jaamacadda Salaam, Muqdisho.Iskuulka Al misri waxaa uu helay 2.

Read More
Somali News

Guddoomiye ku xigeenkii siyaasada Deyniile oo qarax lagu dilay

Warrarka laga helayo degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax waddada dhinaceeda la dhigay oo lagu bartilmaameedsaday gaari marayay waddada Daarusalaam.

Read More
Somali News

DFS oo ka hadashay shil Tareen oo ka dhacay Masar

Dowladda Soomaaliya ayaa Masar  uga tacsiyeysay dadkii ku dhintay shilkii tareenka ee shalay ka dhacay Gobalka al-Qalyuubiya ee waqoogiya dalkaas. War ka soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (20-04-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cabdisataar Xaaji Cali:- Farsamadii:-Deeqa Cali Maxamed.

Read More
Somali News

Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Mareykanka oo geeriyooday

Walter Mondale oo ahaa madaxweyne ku xigeenkii Mareykanka xilligii Jimmy Carter ayaa xalay ku geeriyooday magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota, sida uu xaqiijiyay.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (20-04-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo saakay dib ugu soo laabtay dalka

Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo , oo safar hal maalin qaatay ugu maqnaa dalka Congo ayaa saaka dalka dib.

Read More