Month: May 2021
Somali News

Cali Ciid oo wasaarada arrimaha gudaha Galmudug ku eedeeyay inay ka gaabisay dib u heshiisiinta Galmudug

Madaxweyne ku xigneeka Dowlada Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa kormeer ku tagay wasaaradda arimaha gudaha fadaraalka iyo dib-u-heshiisiinta Galmudug. Siihayaha wasiirka ahna.

Read More
Somali News

Ciidamada Badda Tuunis oo soo badbaadiyay tahriibayaal badan

Ciidanka badda ee dalka Tuunis ayaa soo badbaadiyay 117 muhaajiriin ah kuwaas oo donaayay inay si sharci darro ah ku galaan qaaradda Yururb..

Read More
Somali News

Muuse Biixi oo ka hadlay doorashooyinka beri ka bilaabanaya deegaanada Soomaaliland

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, oo warbaahinta kula hadlay Hargeysa ayaa waxaa uu ka hadlay doorashooyinka beri ka bilaabanaya doorashooyinka goleyaasha Wakiillada iyo.

Read More
Somali News

R/wasaare Rooble oo magacaabay guddi wasiiro ah oo ka shaqeynaya doorashooyinka

Ra’iisul Wasaaraha XFS ayaa guddi heer wasiir ah u magacaabay xaqiijinta caddeymaha xubnaha Guddiga Maamulka doorashada ee labada heer ee ay cabashadu ka.

Read More
Somali News

Hoggaamiyaasha Galbeedka Afrika oo ka shiraya xaalada Mali

Kornel Assimi Goita, hogaamiyihii inqilaabka ee Mali iyo madaxweynaha cusub ee ku meelgaarka ah ee dhawaan loo magacaabay, ayaa looga yeeray kulan deg.

Read More
Somali News

Banaanbax looga soo horjeedo reer galbeedka oo ka socda Addis Ababa

Kumannaan dibadbaxayaal ah ayaa isugu soo baxay waddooyinka caasimadda dalka Itoobiya ee Addis Ababa. Bannaanbaxan ayaa looga soo horjeedaa sida ay sheegeen dowladaha.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (30-05-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:– Burhaan.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha {30- 05- 2021}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaa idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-C/raxmaan Axmed Gacal :- Farsamadii:Deeqa Cali.

Read More
Somali News

Banaanbax maanta ka socda dowlad deegaanka Soomaalida

Waxaa lagu soo warramayaa in bannaanbax uu ka socdo magaalada Dhagaxbuur ee Dowlad Deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya. Bannaanbaxan oo ay sidoo kale.

Read More
Somali News

DFS oo sheegtay in ay kordheen xubnaha Al-shabaab ee lagu dilay shabeellada dhexe.

Ciidamada Xoogga dalka ayaa kordhiyay howlgalada ka dhanka ah dagaalameyaasha Al-Shabaab, kaasi oo ay ka wadaan deegaano hor leh oo ka tirsan gobolka.

Read More