Month: May 2021
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (31-05-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:–:Cabdullahi Maxamad Cali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad.

Read More
Somali News

Taliye Xijaar oo sheegay in ay diyaar u yihiin sugida amniga doorashooyinka.

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed General Xijaar oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ay u diyaarsanyihiin sugida amniga doorashooyinka. Taliyaha.

Read More
Somali News

Madaxweyne Biixi iyo hoggaamiyaasha mucaararadka Soomaaliland oo maanta codkooda dhiibtay

Deegaanada Somaliland ayaa waxaa saaka ka bilaabatay codeynta doorashada golaha wakiilada iyo kuwa deegaanka. Dadweynaha ayaa saaka codkooda ka dhiibanayay xarumaha codbixinta oo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (31-05-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:- Cali Ibraahim Cabdullahi:- Farsamadii:-Deeqa Cali.

Read More
Somali News

Madaxda Maamul goboleedyada oo maanta dib ugu laabanaya deegaanadooda.

Madaxweyneyaasha maamulada Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni iyo Jubbaland Axmed Maxamed Islaam( Axmed madoobe) ayaa soo geba-gabeeyay safarka ay ku joogaan magaalada Muqdisho, kadib.

Read More
Somali News

Mucaaradka oo DFS u gudbiya liiska xubno ka mid ah guddigii lagu mursanaa ee doorashooyinka qaranka

Midowga Musharaxiinta ayaa lagu wadaa inay Xukuumadda u gudbiyaan liiska xubnaha qaar ee Guddigii doorashooyinka dalka kuwaas oo uu muran ka taaagan yahay..

Read More
Somali News

Ciidamada Romania oo gacanta ku dhigay Tahriibayaal ay ku jiraan Soomaali ah.

Warbahinta dalka Romaniya ayaa daabacay in ciidamada ammaanka ee dalkaasi ay xireen ugu yaraan 15 qof  oo muhaajiriin ah oo ay ku jiraan.

Read More
Somali News

Ingiriiska oo ku dhawaaqday qorsheyaal si degdeg ah dib u dejin loogu sameynayo boqollaal qof oo u dhashay Afghanistan

Dowladda Britain ayaa ku dhawaaqday qorsheyaal si degdeg ah dib u dejin loogu sameynayo boqollaal qof oo Afghanistan u dhashay, kuwaas oo la.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (31-05-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Doorashooyinka golaha deegaanka iyo wakiilada Soomaaliland oo maanta ka bilowday deegaanada Soomaaliland

Hal milyan shan iyo lixdan kun sideed boqol iyo todoba iyo afartan qof ayaa saaka u dareeray inay doortaan mudanayaasha ku metelaya golaha.

Read More