Month: May 2021
Somali News

Tarsan: Madaxweyne fartii sano waa kuu dhamaatay ee adigoo karaamo leh meesha ka tag

Muqdisho-KNN-Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa iska soo duubay fariin uu talo iyo tusaalooyin ugu soo jeediyey dhinacyo uu.

Read More
Somali News

Jubbaland oo iska diiday ka qeyb galka shir uu iclaamiyey Farmaajo

Kismaayo-KNN-Wasiirka warfaafinta dowlad goboleedka Jubbaland Cabdi Xuseen Sheekh Maxamed oo la hadlay BBC ayaa sheegay in Jubbalanad aysan marnaba ka qeyb-geli doonin Jubbaland.

Read More
Somali News

Mareykanka oo xayiraad cusub ku soo rogaya Hindiya

Mareykanka ayaa sheegay inuu xadidi doono dadka uga imaanaya dalka Hindiya, wixii ka bilaawda horaanta bishan Maajo, Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa sheegay.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (01-05-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Farmaajo oo hor-tegaya xildhibaanada waqtigu ka dhamaaday ee golaha shacabka

Xildhibaanada waqtigu ka dhamaaday ee golaha shacabka ayaa maanta yeelanaya kulan deg deg ah, kaas oo dib loogu noqonayo go’aankii ay dhawaan ku.

Read More
Somali News

Midowga Musharaxiinta oo baaq u diray Rooble una digay golaha shacabka

Midowga Musharaxiinta ayaa uga digay guddoonka Golaha shacabka ee muddo xileedkiisa dhamaaday inay qaadaan tallaabooyin lagu dibindaabinayo xasilloonida iyo geeddi socodka doorashooyinka dalka.

Read More