Month: May 2021
Somali News

Burcad hubeysan oo afduubatay arday dhiganaysay iskuul ku yaala Dalka Nigeria

Saraakiisha Nigeria ayaa sheegay in dabley hubeysan ay afduubteen arday badan oo dhiganayay iskuul Islaami ah oo ku yaal Nigeria – waana weerarkii.

Read More
Somali News

Bar Xog Wareysi {30-05-2021}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (30-05-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

QM oo sheegtay in carruur badan ay halis ugu jiraan macluul

Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha bani’aadannimada ee UNOCHA ayaa sheegtay in haddii aan wax laga qaban ay carruur dhan 51,000 ay khatar.

Read More
Somali News

Bakool: ku dhowaad 20 ruux oo ku sumoobay hilib ay cuneen

Wararka naga soo gaaray degmada Rabdhuure ee gobolka Bakool ayaa sheegaya in 20 qof in ay sumoobeen, ka dib markii ay cuneen hilib.

Read More
Somali News

Mahdi Guulleed oo ka hadlay doorashooyinka berri ka dhacaya Somaliland

Iyadoo beri oo 31 May ah, Soomaaliland ka bilaaban doonto doorashooyinka baarlamaanka iyo goleyaasha degaanka, ayaa maanta waxaa dhambaal hambalyo iyo dardaaran ah.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Tala Wadaag Qeybtiisa Caafimaadka {30-05-2021}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Tala Wadag  qeybtiisa Cafimaadka waxaana halkana idin ka soo jeedin doona:-Cabdiraxmaan Sheekh.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (30-05-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Cabdiqani Cabdullaahi Ibraahim Iyo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Galab Wanagsan (30-05-2021

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:- Burhaan.

Read More
Somali News

Axmed Madoobe iyo safiirka Itoobiya ee Soomaaliya oo ku kulmay Muqdisho

Madaxweynaha Dowladd goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa hoyga uu Magaalada Muqdisho ka dagan yahay kulan kula qaatay Safiirka Itoobiya u jooga.

Read More