Month: May 2021
Barnaamijyo

Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaan (01-05-2021)

Muqdisho–KNN–Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaanka oo uu taaba galinayo Shirkadda Halla Airlines.Su,aalahana uu soo diyaariyay Iskuulka Banaadir Zone Toosna looga daawanayay Radio Kulmiye Facebook.

Read More
Barnaamijyo

Bar Xog Wareysi {01-05-2021}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Somali News

R/wasaare Rooble oo sheegay inuu deg deg isugu yeeri doono madaxda Soomaalida

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa uga mahadceliyay madaxweynaha Jamhuuriyadda in uu wareejiyay mas’uuliyadda  doorashooyinka. Ra’iisul Wasaare Rooble oo.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (01-05-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Yoonis Duraan Cali Iyo Cabdullaahi.

Read More
Somali News

Wafdi ka socda Qatar oo soo gaaray Muqdisho

Wafdi ka socday Qatar ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho waxaana Garoonka Aadan Cade ee kusoo dhaweeyay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda arrimaha dibadda Mudane Balal Maxamed.

Read More
Somali News

Shiikh Shariif oo soo dhaweeyay go”aanka golaha shacabka

Madaxwaynihii hore ee dalka ahna musharax  madaxweyne  Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa  soo dhaweeyey Go’aankii maanta  u qaatay golaha shacabka ka oo ku.

Read More
Somali News

Mareykanka oo war ka soo saaray go’aanka ay gaareen Golaha shacabka iyo madaxweyne Farmaajo

Qoraal ay barta twitter-ka soo dhigtay Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya ayey ku soo dhoweysay go’aannadii madaxweynaha iyo Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya. “Waxaan.

Read More
Somali News

Golaha Shacabka oo laalay mudo kororsigii iyo Farmaajo oo amniga iyo doorashada ku wareejinaya Rooble

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday ee dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo maanta hor tegay xildhibaanada waqtigu ka dhamaaday ee golaha shacabka, waxuuna.

Read More
Somali News

Sawirro: Wafdi ka socda dowladda Qatar oo maanta gaaray Hargeysa

Hargeysa-KNN-Wafdi ka socda dowladda Qatar ayaa maanta gaaray magaalada Hargeysa ee xarunta xukuumadda Somaliland, kaas oo haatan madaxtooyada kulan gaar ah kula leh.

Read More
Somali News

Sawirro: Taliska booliska oo war ka soo saaray baaritaanka kiiska carruurtii lagu dilay Baydhaba

Baydhaba-KNN-Taliska ciidanka booliska ee deegaanada maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta war ka soo saaray baaritaankii ku socday dad loo heysto dilkii laba carruur.

Read More