Month: May 2021
Somali News

Maxaa ka socda xarunta golaha shacabka ee Villa Hargeysa?

Muqdisho-KNN-Xarunta Golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho waxaa ka socota qaban qaabada furitaanka kulan gaar ah oo u dhowaan iclaamiyay guddoonka golaha, kaas oo.

Read More
Somali News

Sawirro: Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha G/Hiiraan oo maanta gaaray Feerfeer

Feerfeer-KNN-Wafdi wasiiro ka tirsan Hirshabeelle iyo Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan ayaa gaaray deegaanka Feerfeer oo dhaca xadka Soomaaliya iyo Itoobiya. Wafdiga waxaa qeyb ka.

Read More
Somali News

Mareykanka oo si rasmi ah u bilaabay la bixitaanka ciidankii ka joogay Afganistan

Wajiga ugu danbeeya ka bixitaanka ciidanka Mareykanka ee dalka Afghanistan ayaa si rasmi ah u billaabmaya Sabtida maanta ah, tallaabadan oo billow u.

Read More
Somali News

Wabiga Shabeelle oo fatahaad xoog leh ka geystay deegaano hoos taga Jowhar

Jowhar-KNN-Wabiga Shabeelle ayaa xalay fatahaad ka geystay deegaanada Moyko iyo Baarey oo dhaca duleedka magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellada Dhexe, waxaana maanta socda.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (01-05-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye(01-05-2021)

Barnaamijka Tartan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Zeytuun Group, Waxaana su’aalaha soo diyaarisay Jaamacadda Salaam, Muqdisho.Iskuulka City Star waxaa uu helay 7.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha 01- 05- 2021

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaa idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur :- Farsamadii:-Deeqa Cali.

Read More
Somali News

Rooble: Waxaan xooga saarayaa hormarinta, abuurida fursado shaqo iyo dhowrida xuquuqda shaqaalaha

Muqdisho-KNN-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa dhambaal hambalyo ah diray shaqaalaha Soomaaliyeed, maalinta shaqaalaha Adduunka awgeed oo ku asteysan maanta oo.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo dhambaal u diray shaqaalaha Soomaaliyeed

Muqdisho-KNN-Qoraal ka soo baxay Villa Somalia ayaa lagu shaaciyey dhambaal hambalyo ah oo madaxweyne Farmaajo uu u diray shaqaalaha Soomaaliyeed, maadaama ay maanta.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (01-05-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cabdisataar Xaaji Cali:- Farsamadii:-Deeqa Cali Maxamed.

Read More