Day: June 1, 2021
Somali News

Madaxweynaha Somaliland Oo Qaabilay Diblomaasiyiin Ka Socday Dalalka Midowga Yurub Iyo UK.

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qaabilay safiirro iyo diblomaasiyiin ka socda midowga reer Yurub iyo dalka UK oo Somaliland u yimi.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland oo Isku Diiwaan-Geliyay Codeynta Doorasho

Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Puntland Ahna Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka KAAH, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa iska diiwaangeliyay xaafadda Kaambo ee degmada Qardho si uu u.

Read More
Somali News

Wasiir kuxigeenka gaashaandhigga oo ciidanka xoogga faray iney kordhiyaan la dagaalanka AL-shabaab

Wasiir kuxigeenka Wasaaradda gaashaandhigga XFS xildhibaan Cabdulfitaax Qaasim ayaa kormeer shaqo kutagay taliska guutada 5-aad, qeybta 27-aad ee ciidamada xooga Dalka Soomaaliya oo.

Read More
Somali News

Khilaaf xooggan oo soo kala dhex galay maamulka G/Hiiraan

Waxaa sii xoogeesanayo khilaaf saameyn ku yeeshay ganacsiga iyo isku socdka qaar ee magaalada Beledweyne kaas oo u dhaxeeya guddoomiyaha gobolka Hiiraan cali.

Read More
Somali News

Wasiir ka tirsan xukuumadda Uganda oo lagu dhaawacay weerar ka dhacay magaalada Kampala.

Kampala: KNN Wasiirka gaadiidka dalka Uganda Katumba Wamala ayaa ku dhaawacmay weerar ay koox hubeysan ku qaadeen xilli uu ka baxayay gurigiisa oo.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (01-06-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:– Burhaan.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha {01- 06- 2021}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaa idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-C/raxmaan Axmed Gacal :- Farsamadii:Deeqa Cali.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (01-06-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:–:Cabdullahi Maxamad Cali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad.

Read More
Somali News

DFS oo sheegtay in xubno ka tirsan Al-shabaab lagu dilay dagaal ka socda Hiiraan

Ciidamada Xoogga ku sugan degmada Buulo-burde ee gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay howlgal qorsheysan ay ku qaadeen degaanka Ceelbacad oo ay ku sugnaayeen.

Read More
Somali News

Ciidamada xoogga iyo Al-shabaab oo xiligan ku dagaalamaya Hiiraan

Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaal xoogan oo dhexeeya ciidamada xoogga iyo Al-shabaab uu ka socdo inta u dhexeysa degmooyinka.

Read More