Day: June 1, 2021
Somali News

DEG DEG: Dil ka dhacay Magaalada Kisota.

Wararka ka imaanaya magaalada Kisota ayaa waxa ay sheegayaan in wasiirkii hore ee howlaha iyo gaadiidka, Gen. Katumba Wamala iyo darawalkiisa ayaa lagu.

Read More
Somali News

Wasiir Dubbe oo ka hadlay wadahadalada u dhaxeeya Soomaaliya iyo Soomaaliland.

Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Guddiga qaban qaabada xuska maalmaha xoriyadda dalka  Cismaan Abuukar Dubbe oo la hadlay warbaahinta dowladda ayaa.

Read More
Somali News

Turkiga oo maanta qafifinaya bandowga xakameynta Covid 19 ee saaran wadankaasi.

Madaxweynaha dalka Turkiga Rajab Dayib Ordugan ayaa sheegay in ay qafiifin doonaan bandowga saaran dalkaasi ee ka hortaga cudurka covid 19 waxaana dib.

Read More
Somali News

Dad lagu lagu dilay tuulooyin ka tirsan Congo.

Saraakiisha amaanka dalka Dr Congo ayaa sheegay in labadii habeen ee lasoo dhaafay laba tuulo oo 10km isku jirta lagu dilay kudhawaad 50.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {01-06-2021}= Suuratu {waduxa} Darsigii 1aad-{741}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (01-06-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:- Cabdisataar Xaaji Cali:- Farsamadii:-Deeqa Cali Maxamad {Daraja}:-.

Read More
Somali News

Galmudug oo kala dirtay guddiga dhismaha golayaasha deegaanka

Dowlad goboleedka Galmudug ayaa kala diray guddi qaabilsanaa dhismaha golayaasha degaanka maamulkaas kadib markii khilaaf kala dhexgalay guddiga. Wareegto ka soo baxday wasiir.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (01-06-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Sacuudiga oo markale soo saaray amar la xiriira masaajidyada

Mas’uuliyiinta dalka Sacuudi Carabiya ayaa ku adkeysanaya tallaabo ay ku xaddideen sameecadaha masaajidda oo ahayd in aan laga maqlin meel ka baxsan gudaha.

Read More
Somali News

Kenya oo sheegtay in ay joojin doono duulimaadyada bani’aadannimo ee Soomaaliya

Dowladda Kenya ayaa uga digtay hay’adaha QM, Ururada Caalamiga ah iyo Howlgallada Diblomaasiyadeed inay joojin doonto dhammaan duulimaadyada Soomaaliya. Kenya ayaa duulimaadyada Soomaaliya.

Read More