Day: June 2, 2021
Barnaamijyo

Bar Xog Wareysi {02-06-2021}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Somali News

Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur oo dib u bilaabay ololihiisa doorashada kadib heshiiskii la gaaray

Kadib markii dhawaan heshiis rasmi ah laga gaaray arrimaha doorashooyinka oo in muddo ah uu muran ka taagnaa heshiiskaas oo ay si wadajir.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Tala Wadaag Qeybtiisa Ciyaaraha {02-06-2021}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Tala Wadag  qeybtiisa Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-C/Raxmaan.

Read More
Somali News

Puntland oo soo gudbisay Guddiga Doorashooyinka Puntland ee heer federaal

Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya u soo gudbiyay magacaabista xubnaha Guddiga Doorashooyinka Puntland ee heer.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (02-06-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Yoonis Duraan Cali Iyo Mowliid.

Read More
Somali News

DFS oo ka hadashay weerarka lagu qaaday madaxweyne Xasan Shiikh

Galabta ayey ahayd markii ciidan ka tirsan Asluubta iyo ciidamo ilaalo u ahaa Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh uu iska hor imaad.

Read More
Somali News

Faah-faahino kasoo baxaya qarax caawa ka dhacay Kismaayo

Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa waxa ay sheegayaan halkaas caawa uu ka dhacay qarax kaas oo uu ka.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (02-06-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Wararkii ugu danbeeyey ee rasaastii galabta lagu furay Mdaxweyne Hore Xasan Shiikh

Faah-faahin dheeraad ah oo kasoo baxaya rasaastii lagu furay galabta kolonyadii uu la socday Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud wararka ayaa.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Galab Wanagsan (02-06-2021

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:- Xamze.

Read More