Day: June 2, 2021
Somali News

Ciidanka DF oo rasaas ku furay kolonyo uu la socday Madaxweyne Xasan Shiikh

Is rasaaseen u dhaxeysa ciidanka Asluubta ee ku sugan agagaarka maxkamada gobalka Banaadir iyo ciidan ilaalada Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Read More
Somali News

Cabdi Xaashi oo magacaabay Xubnaha Guddiga Doorashada ee G. Waqooyi

Guddoomiyaha aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa magacaabay xubnaha Guddiyada doorashooyinka kuraasta Xildhibaanada Gobolada Waqooyi ee (Somaliland). Warqad qoraal ah oo ka soo.

Read More
Somali News

Madaxweyne Erdogan oo farriin u diray dalalka Khaliijka iyo Masar

Turkey ayaa rajeyneysa inay sare u qaado Iskaashiga Masar iyo dalalka Khaliijka ayada oo lagu saleynayo “guul labada dhinac ah”, waxaa sidaas Talaadadii.

Read More
Somali News

James oo ka mid ahaa Garsooreyaashii dhageystay dacwadda badda Soomaaliya iyo Kenya oo geeriyooday

James Richard Crawford, oo ka mid ahaa garsoorayaashii dhageystay dacwadii u dhaxeysay Soomaaliya iyo Kenya ee ka socotay maxkamadda cadaaladda adduunka ee ICJ.

Read More
Somali News

Kalluumeysato lagu la la’yahay xeebaha Muqdisho

Koox dhalinyaro kalluumeysato ah ayaa muddo bil ah nolol iyo geeri lagu la’yahay, iyagoona xiriirkooda la waayay markii ay bad-waynta Hindiya u kalluumeysi.

Read More
Somali News

Golaha wasiiradda Jubbaland oo la ansixiyay

Xildhibaanada Baarlamaanka dowlad gobolleedka Jubbaland ayaa maanta ansixiyay Golaha wasiirada cusub  ee maamulkaasi. Kulan ay xildhibaanada ku yeesheen xarrruuntooda dhexe ayaa waxaa soo.

Read More
Somali News

Imtixaankii dugsiga sarre la soo gaba gabeeyay

Muddo shan maalin ka dib, waxaa maanta la soo gababeeyay imtixaanka Shahaadiga ee dugsiga sare, kaasi oo ay qaadaysay wasaaradda waxbarashada ee xukumadda.

Read More
Somali News

Markab dagaal oo Iran lahayd oo gubtay

Tehran-KNN:Wasaaradda gaashaandhiga dalka Iran ayaa shaacisay in mid ka mid ah maraakiibteeda dagaalka uu ku degay meel u dhaw gacanka Hormus kadib markii.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (02-06-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:– Xuseen.

Read More
Somali News

Xubno ka tiraan Al-Shabaab oo maxkamadeyntoodu ka Socoto Gaalkacyo

Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa gaar ahaan maxkamadda sare ee Puntland maanta waxaas si toos ah uga bilaabatay dhageysiga kiiska 5.

Read More