Day: June 5, 2021
Somali News

Masar oo Gaadiid iyo Khubaro dhismo u dirtay Magaalada Qasa

Tobaneeyo Gaadiidka waa weyn ee  Cagafcagafyada ayaa waxay  ka gudbeen Marinka Rafax, si ay gacan uga haystaan Dib-u-dhiska dhismooyinkii ku burburay dagaalkii Falastiiniyiinta.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {05-06-2021}= Suuratu {ANSAL} Darsigii 1aad-{744}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Somali News

Tirada dadla laga helay xanuunka COVID-19 ee UK oo korortay

Waaxda tirakoobka qaranka ee waddanka Ingiriiska ayaa xog uruurin ay sameeyen ku sheegay in tirada dadka uu ku dhacay xanuunka COVID-19 ay kor.

Read More
Somali News

Ciidamada Xoogga oo Gobolka SH/Dhexe ku dilay xubno ka tirsan Al-shabaab

Kadib markii ay ciidamada xoogga dalka howlgalo ka sameeyeen deegano ka iyo degmooyin ka tirsan gobolka Shabellaha Dhexe ayaa saraakiisha hogaamineysay waxa ay.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (05-06-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:- Cabdisataar Xaaji Cali:- Farsamadii:-Deeqa Cali Maxamad {Daraja}:-.

Read More
Somali News

Bangiga JP Morgan oo xayiray deeqdii uu siin jiray siyaasiyiinta Xisbiga Jamhuuriga

Bangiga JPMorgan ee Mareykanka ayaa sheegay in uu hakiyay lacagihii deeqda ahaa ee uu siin jiray siyaasiyiintii Xisbiga Jamhuuriga ee u codeeyay in.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (05-06-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More