Day: June 5, 2021
Somali News

Facebook oo labo sano xayiraad ah saartay cinwaanka Trump

Facebook Inc ayaa muddo labo sano ah xayiraad saartay akoonnada Facebook iyo Instagram ee madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump. Bishii January ayaa.

Read More
Somali News

Deg Deg Qarax Ka dhacay Ex Control Afgooye.

Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax goor dhow ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho. Qaraxa oo ahaa mid weyn ayaa la sheegay inuu.

Read More
Somali News

Taliska AMISOM Oo Ku Dhawaaqay Dagaal Ka dhan ah Al-Shabaab

Abaanduulaha Qeybta Ciidamada Kenya ee ka howlgalla Soomaaliya ee qeybta ka ah AMISOM Brigadier Jeff Nyagah  oo booqday Ciidamada Difaaca Kenya (KDF) ee.

Read More
Somali News

Imtixaanka Dugsiga dhaxe oo maanta laga daah furay magaalada Gaalkacyo

Wasiiru  dowlaha Wasaaradda waxbarshada Galmudug Mursal Cabdi Aadan, oo ay wehliyaan Guddoomiye ku xigeenka dagmada Gaalkacyo Maxamed Cabdi Cilmi iyo masuliyiin kale ayaa.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (05-06-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:– Maxamed.

Read More
Somali News

Goobta Natiijada Gobolka Maroodi-Jeex oo amaankeeda la adkeeyey

Xili ay wali socoto shaacinta natiijooyinka doorashada golaha wakiilada Soomaaliland iyo deegaanka ayaa waxa aan walii la shaacin doorashada tan magaalada Hargeysa. Waxaana.

Read More
Somali News

Al-Shabaab oo sheegay iney dib ugala wareegeen goobihii lagu dagaalamay

Dagaalamayaasha Alshabaab ayaa sheegay in ay dib ugala wareegeen deegaano iyo degmooyin ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe oo dhawaan uu dagaal xooggan ku.

Read More
Barnaamijyo Sports

Bar Ciyaaraha (05- 06- 2021 )

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaa idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur :- Farsamadii:-Deeqa Cali.

Read More
Somali News

Musharaxiintii ku tartamay doorashooyinka Soomaaliland Oo amaro lagu Soo rogay

Kadib markii dhawaan deegaanada maamulka Soomaaliland looga dareeray doorashooyinka golaha wakiilada iyo deegaanka ayaa wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliland waxa ay soo saartay amaro.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (05-06-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:–:Cabdullahi Maxamad Cali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad.

Read More