Day: June 9, 2021
Somali News

Wefdi ka sare oo ka socda QM oo Garoowe gaaray iyo Deni oo la kulmay

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Qasriga cusub ee Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay Wafdi ka socda Beesha Caalamka oo uu hoggaaminayo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Galab Wanagsan (09-06-2021)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:- Xamze.

Read More
Somali News

Cumar Filish “Lama aqbali doono kooxaha dhibaateeya Shacabka”

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kormeer ku tagay deegaanka Jaziira ee duleedka Muqdisho, halkaasi oo.

Read More
Somali News

Musharixiinta oo war ka soo saaray xubnihii laga saaray guddiyada doorashada

War qoraal oo ka soo baxay Golaha Midowga musharixiinta xilka madaxweyne, ayaa lagu soo dhoweeyay shaqada hordhaca ah oo ay qabteen Guddiga xaqiiqo.

Read More
Somali News

Shir looga hadlay amniga goobaha lagu qabanayo xuska maalmaha xorriyadda

Waxaa magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay Xubnaha guddiga Qaran ee qaban qaabada xuska maalmaha xorriyadda 26 June iyo 1-da Luulyo & Hay’adaha Amniga.

Read More
Somali News

Al-Shabaab oo sheegay in la wareegeen deegaanka Deeynuunay ee G.Baay

Wararka ka imaanaya deegaanka Deeynuunay ee gobolka Baay ayaa sheegaya in halkaasi barqadii maanta in uu ka dhacay dagaal u dhaxeeya ciidamada miltiriga.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Uganda oo ku dhawaaqey golihiisa wasiirada

Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni, ayaa magacaabey 31 wasiir, iyo ku xigeenadooda oo gaaraya 50. Liiska ayaa waxaa ka muuqda toban wasiir oo haween.

Read More
Somali News

Biden oo maanta u ambabaxaya safarkiisii ugu horreeyay ee Yurub

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa maanta oo Arbaco ah safarkiisii ugu horreeyay tan iyo markii uu yimid Aqalka Cad ku aadaya waddanka Ingiriiska,.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (09-06-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:– Mowliid.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (09-06-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkan idin ka soo jeedin doono:-Hanad Maxamed Karaama:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad:-{Daraja}.

Read More