Day: June 9, 2021
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (09-06-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:–Cabdiqani Cabdullaahi Ibraahim:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad.

Read More
Somali News

Ciidamada Xoogga Dalka oo howlgalo hada ka wada qeybo Kamid ah G/Hiiraan.

Ciidanka xooggga dalka Qeybta 27-aad ayaa howlgal ballaaran oo lagula dagaalamaayo Al-shabaab ka fuliyay deegaano ka tirsan gobalka Hiiraan oo qeybo kamid ah.

Read More
Somali News

Miino baarayaal lagu dilay Afghanistan.

Wasaaradda Arrimaha gudaha Afghanistan ayaa sheegtay in maanta oo Arbaca ah kooxda Daalibaan ay waqooyiga gobolka Baghlan, ku dileen Toban ka mid ah.

Read More
Somali News

Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ka wada hadlay furista Safaarada Sacuudiga ee Muqdisho

Xoghayaha Joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, ee Soomaaliya Danjire Maxamed Cali Nuur Xaaji, ayaa ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda, wafdi ka socda.

Read More
Somali News

Wasiirka Caafimaadka Koonfur Africa oo shaqadii laga joojiyay.

Madaxweynaha Dalka Koofur Africa ayaa shaqadii ka joojiyay wasiirka Caafimaadka wadankaasi kadib markii lagu soo eedeeyay musuq maasuq. Wasiirka ayaa la tilmaamay inuu.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {09-06-2021}= Suuratu {Alqaarica} Darsigii 1aad-{749}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (09-06-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cabdiqani Cabdullaahi Ibraahim:– Farsamadii:-Deeqa Cali Maxamad {Daraja}:-.

Read More
Somali News

Faransiiska oo joojiyay Taageradii uusiin jiray Jamhuuriyada Afrikada Dhexe.

Wasaaradda Difaaca Faransiiska ayaa sheegtay inay joojisay taageradii biniaadamnimo iyo mida Militari ay siin jirtay dalka Jamhuuriyada Afrikada dhexe maadama dalkaasi uu kasoo.

Read More
Somali News

Kulan looga hadlay amniga doorashooyinka oo lagu qabtay Baydhabo

Maamulka Magaalada Baydhabo ayaa maalmihii ugu danbeeyey waxaa uu kulamo looga hadlaayo amniga maalmaha xoriyadda iyo doorashooyinka la qaatay bulshada qeybeheeda kala duwan..

Read More
Somali News

M/dowlad goboleedyada dalka oo la filayo in saacadaha soo socda ay magacaabaan xubnihii dib loogu celiyay ee guddiyada doorashooyinka.

Waxaa saacadaha soo socda la filayaa in la shaaciyo liiska 40 Qof ee  cusub ee guddiga doorashada, kuwaasi oo badali doona 40 kii.

Read More