Day: June 9, 2021
Barnaamijyo Warka Subax

WARKA SUBAX 8:00 AM (09-06-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Ciidamada Booliska Galmudug oo gacanta ku dhigay dhalinyaro ku biiri lahaa AL-shabaab.

Ciidamada booliska dowlad goboleedka Galmudug ayaa waxa ay gaari kala dageen dhalinyaro kuwaas oo ka yimid magaalada Hargeysa ee caasimada Soomaalilnad dhalinyaradan ayaana.

Read More
Somali News

RW Rooble oo magacaabay guddi qaabilsan arrimaha doorashada.

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi qaabilsan isku xirka dhinacyada ku hawallan arrimaha doorashooyinka dalka. Wareegto ka soo.

Read More
Somali News

QM oo sheegtay iney taageerayso doorasho loo dhan yahay oo dalka ka dhacda.

Wakiilka Xoghayaha Guud Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa kulan aaladda fogaan aragga ah la qaatay Wasiirka Haweenka ee Xukuumadda Soomaaliya.

Read More