Day: June 17, 2021
Barnaamijyo

Bar Xog Wareysi {17-06-2021}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Hirshabeelle oo gaaray Turkiga

Wafdigan oo uu hoggaaminayay Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle, Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa gellinkii dambe ee maanta booqasho rasmi ah ku gaaray.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (17-06-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Madaxweynihii hore ee Zambia oo geeriyooday

Madaxweynihii aasaasay Zambia Kenneth Kaunda ayaa geeriyooday, isagoo jira 97 Kaunda, sida ay xaqiijeen xubno ka tirsan qoyskiisa.  Madaxweyne Kenneth oo ahaa halyeeygii.

Read More
Somali News

Shirka golaha wasiirada XFS oo looga hadlay arrimaha doorashada

Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada oo uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa looga hadlay Arrimaha Doorashooyinka, Gurmadka Fatahaadaha iyo Xaaladda Caabuqa Covid-19,.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (17-06-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Mowliid Xaaji Cabdi Iyo Cabdisataar.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Galab Wanagsan (17-06-2021)

Muqdisho-KNN-Dhageystayaasheena ku xiran Website-ka Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa barnaamijka – Galab Wanagsan oo maalin kasta ka baxa KNN, waxaana halkaan ka soo jeediya:- Zakariye.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Jubbaland oo shir gudoomiyay kulanka golaha wasiirada maamulkaas

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta oo khamiis ah shir gudoomiyay kulanka golaha wasiirada oo ah kii ugu horeeyay kadib magacaabistii golaha.

Read More
Somali News

Madaxweyne Muuse Biixi oo kulan la qaatay 17-ka xubnood ee golaha deegaanka caasimadda Hargeysa

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan la qaatay 17-ka xubnood ee golaha deegaanka caasimadda Hargeysa oo ay hoggaaminayaan maayarka iyo ku-xigeenka.

Read More
Somali News

Wasiirka amniga Galmudug oo kulan la qaatay qaar kamid ah xubnaha beesha caalamka

Wasiirka amniga Galmudug Axmed Macallin Fiqi oo maanta si fool ka fool ah uga qeybgalay shirka saddex biloodlaha ah ee dhexmara deeq bixiyaasha.

Read More