Day: June 17, 2021
Somali News

Dalalka Khaliijka oo soo jeediyey dalab ku saabsan wada-hadallada Iran

Dalalka Khaliijka ayaa Arbacadii sheegay inay halis noqon doonto in wada-hadallada quwadaha caalamka ay kula jiraan Iran ee barnaamijkeeda nukliyeerka laga reebo banraamijka.

Read More
Somali News

Xaafado ku yaalo dalka Myanmar oo dab la qabadsiiyay.

Xaafad ku taalo bartamaha dalka Myanmar ayaa lasoo warinayaa in dab laqabad siiyay kadib markii ay isku dhaceen ciidamada amaanka iyo kooxo halkaasi.

Read More
Somali News

Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi oo qirtay in dalkiisa ay ka jirto cuno yari.

Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un ayaa qirtay in dalkiisa uu ku jiro xaalad cuno yari ah. Hadalkan ayuu ka sheegay hogaamiye Kim kadib.

Read More
Somali News

Maxaa looga hadlay shirkii golaha wasiirrada Puntland ?.

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-Guddoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Puntland. Kulanka Golaha Wasiirada oo uu ka qeybgalay.

Read More
Somali News

Galmudug oo soo gudbisay xubnaha guddiga doorashada ee laga bedeley xubnihii hore

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa soo gudbiyay liiska xubnaha laga bedelay guddigii doorashada ee cabashada laga keenay. Xubnaha.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (17-06-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–.

Read More
Barnaamijyo Sports

Bar Ciyaaraha (17- 06- 2021 )

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaa idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Cabdiraxmaan Axmed Gacal:- Farsamadii:-Deeqa Cali Maxamad.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (17-06-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:–:Cabdullahi Maxamad Cali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (17-06-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:- Cabdulaahi Kulmiye Cadoow:- Farsamadii:-Deeqa Cali Maxamad  {Daraja}:-.

Read More
Somali News

Wafdi ka socda Q.M iyo Koofur Galbeed oo tagay Xudur

Wafdi isugu jiray wasiirro ka socda dowlad goboleedka koofur galbeed soomaaliya iyo hay’adaha UN ka ee ka shaqeeya  bani’aadanimada ,ayaa magaalada Xudur kula.

Read More