Day: June 17, 2021
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo ku wajahan Turkiga

Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa inuu u ambabaxo  dalka Turkiga, gaar ahaan magaalada Antalya. Madaxweyne Farmaajo.

Read More
Somali News

Baarlamaanka Puntland oo dood ka yeelanaya Shirkada DP World ee maamusha dekeda Boosaaso

Xildhibaanada baarlamaanka maamulka Puntland ayaa maanta waxaa ay kulan ku yeelaan magaalada garoowe ee gobolka Nugaal. Kulanka ayaa maanta waxaa si adag looga.

Read More
Somali News

Joe Biden iyo Putin oo ku kulmay Geneva

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa dhiggiisa Ruushka Vladimir Putin kula kulmay maanta oo Arbaca ah magaalada Geneva ee Xarunta Dalka Switzerland. Waa markii.

Read More
Barnaamijyo Warka Subax

WARKA SUBAX 8:00 AM (17-06-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Galmudug oo shaacisay xiliga ay magacaabayso guddigga doorashada.

Afhayeenka xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in khadka telefoonka ay ku wada-hadleen Ra’iisul Wasaare, Rooble iyo Madaxweynaha maamulka GalMudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor), halkaas.

Read More
Somali News

Soomaaliya iyo Kenya oo isku raacay in ay xoojiyaan xiriirka u dhexeeya labada dal

Xukuumaddaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa isku raacay in la xoojiyo xiriirka labada dal, dibna loo furo safaaradaha Muqdisho & Nairobi, kaddib wada-hadal dheer.

Read More