Day: June 21, 2021
Somali News

R/wasaaraha Pakistan oo sheegay inuu ka cabsi qabo dagaal sokeeye oo Afghanistan ka qarxa.

Islama-bad KNN:R/wasaaraha Pakistan Cimraan Khan ayaa sheegay in welwelkaugu weyn ee ay xilligaan xukuumadiisu qabto uu yahay in dagaal sokeeye uuka dhaco dalka.

Read More
Somali News

Doorasho ka bilaabatay dalka Itoobiya ayadoo amaankana aad loo adkeeyay.

Addis-Ababa KNN: Dadka wadanka Itoobiya ayaa maanta u dareeray goobahacodbixinta ayagoo soo dooranaya r/wasaare iyo baarlamaan dalkaasi uuyeesho.R/wasaare Abii Axmed oo musharaxiinta ka.

Read More
Somali News

Magacyada dadkii ka dambeeyay dilka wadaad caan ah oo lagu dilay magaalada Gaalkacyo oo la shaaciyey.

Gudigii madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor uu u magacaabay baarista dilkii loo gaystay Sheikh Cali Axmed Faarax (Sheikh Cali.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (21-06-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:– Cumar.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (21-06-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkan idin ka soo jeedin doono:-Hanad Maxamed Karaama:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad:-{Daraja}.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (21-06-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:–:Cabdullahi Maxamad Cali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad.

Read More
Somali News

Qaxooti ka soo cararay oo colaada ka taagan Yemen oo gaaray Boosaaso

Waxaa Magaalada Boosaaso, gaaray Qaxooti Yemeniyiin ah, oo ay weheliyaan dad Soomaaliyeed oo dalka dib ugu soo laabtay, kuwaas oo ka soo cararay.

Read More
Somali News

Doorasho maanta ka bilaabatay Itoobiya

Codbixiyeyaasha Itoobiya ayaa saaka u dareeray goobaha codbixinta, iyagoo dooran doona 547 xildhibaan. Xildhibaan lasoo doorasnayo waxey ku biiri doonaan baarlamaanka federaalka dalkaasi,.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {21-06-2021}= Suuratu {faatixa} Darsigii 3aad-

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya: Sheekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif Ajar aan la soo koobi.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (21-06-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:- Cali Ibraahim Cabdullahi:- Farsamadii:-Deeqa Cali.

Read More