Day: June 21, 2021
Somali News

Kenya oo sheegtay in ay ka hortagayso weerarada ka dhaca Mandhera

Masuuliyiin sare oo ka socday dowlada Kenya oo ay wehliyaan hogaamiyaasha magaalada Mandheera ayaa wacad ku maray inay sare u qaadayaan xiriirka ay.

Read More
Somali News

Soomaaliya iyo Cumaan oo xalay ciyaar adag ku dhexmartay Qatar

Xulalka Cumaan iyo Soomaaliya ayaa xalay dheelay cayaar ka tirsan Fifa Arab Cup oo lagu marti geliyay Dalka Qatar. Kulanka oo ahaa mid.

Read More
Barnaamijyo Warka Subax

WARKA SUBAX 8:00 AM (21-06-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Toogasho ka dhacday Jarmalka

Ugu yaraan 3 qof ayaa la sheegay in si xun loogu dhaawacay Is-rasaasayn saqdii dhexe ee xalay ka dhacday caasimadda dalkaasi ee Boon. Wargeyska.

Read More
Somali News

RW Rooble oo magacaabay guddiga amniga doorashooyinka dalka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa sameeyay guddiga Amniga doorashada, kuwaas oo ka qeyb qaadan doona sugida amniga doorashooyinka dalka..

Read More
Somali News

Dood ka dhalatay in xarumaha ganacsiga sacuudiga la xiro marka la gaaro wakhtiga salaadda

Dadweynaha Sucuudiga ayaa si weyn uga hadlay arrinta ku saabsan in khasab ay tahay in xarumaha ganacsiga dalkaas la xiro, marka la gaaro.

Read More