Baydhabo-KNN-Wareegto Ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Arimaha Gudaha ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Maxamed Abuukar Cali ayaa maanta Waxaa Lagu Magacaabay Guddoomiyaha Cusub ee Magaalada Marka ee Gobalka Shabeelaha hoose.
Guddoomiyaha Magaalada Marka ayaa waxaa loo magacaabay Cabdulaahi Cali Axmed Waafow.
Halkan ka Akhriso Warqada.
