Guure
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (25-05-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay

Read More
Uncategorized

Trump oo baajiyay kulan uu la lahaa dhigiisa K/ waaqoy

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, ayaa dhankiisa ka badhi furay kulan madaxeedkii qorshaysnaa ee la filayey inuu bisha dambe la yeesho hogaamiyaha Kuuriyada Woqooyi,

Read More
Uncategorized

Mareykanka oo baaraya khassaraha dadka rayid ah ka soo gaartay duqeyn ay ka fuliyeen duleedka Muqdisho

Muqdisho-KNN-Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika ee AFRICOM ayaa sheegay in ay baari doonaan duqeyn diyaaradaha aan duuliyaha la heyn ee Mareykanka ay ka

Read More
Uncategorized

R/W Kheyre oo baajiyay xilal laga qaadi lahaa Agaasimayaal iyo xubno kale

Muqdisho-KNN-Ra’iidul Wasaataha xukumadda fedraalka Soomaali Xasan Cali Kheyre ayaa baajiyay xilal laga qaadi lahaa qaar ka mid ah Agaasimeyaasha iyo xoghayeyaasha Wasaaradaha. Warqad

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaan (24-05-2018)

Muqdisho–KNN–Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaanka oo uu taaba galinayo Maamulka Gobalka Banaadir Su,aalahana uu soo diyaariyay Iskuulka Banaadir Zone Toosna looga daawanayay

Read More
Barnaamijyo

DHAGEYSO:-Barnaamijka Xog Wareysi (24-05–2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (24=05=2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Cabdiqani Cabdullahi Ibraahim iyo Cabdiwahaab

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye (24-05-2018)

Muqdisho-KNN:-Barnaamijka Tar-tan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Jaamacadda Salaama, sidoo kale Su’aalaha Barnaamijka ay diyaarisay isla Jaamacadda Salaama ee

Read More
Uncategorized

Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka oo maanta ka arinsanaya Dabeylaha ku dhuftay gobolada Waaqoy ee Soomaaliya

Muqdisho-KNN-Xubnaha Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka ayaa gellinka dambe ee maanta waxaa ay ka arrinsan doonan duufaanada ku dhufatay Gobolada Waqooyi ee

Read More
Uncategorized

Nin ka mid ah Ajaanibta la jooga Al-shabaab oo  isdilay

Muqdisho-KNN-Meeydka muwaadin Kenyan ah oo u dagaalamayay Al-shabaab ayaa laga helay kaam ku yaala degmadda Jilib ee gobolka Jubadda hoose. Meeydka la helay

Read More