Guure
Uncategorized

Wasaarada amniga oo war ka soo saartay Rasaas lagu riday xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka

Muqdisho-KNN-Wasaarada amniga xukumadda fedraalka Soomaaliya ayaa war ka soo saartay xabad uu Askari ka tirsan Ciidamada amniga uu ku riday Xildhibaan ka tirsan

Read More
Uncategorized

Urur goboleedka IGAD oo sheegtay in markale Duufaano ay ku soo wajahan yihiin Soomaaliya

Muqdisho-KNN-Urur goboleedka IGAD ayaa markale ka digaya Duufo xoogan oo ay sheegeen in ay ku wajahan tahay Xeebaha bari ee Soomaaliya. Digniintaan ayaa

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(25-05-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye (25-05-2018)

Muqdisho-KNN:-Barnaamijka Tar-tan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Jaamacadda Salaama, sidoo kale Su’aalaha Barnaamijka ay diyaarisay isla Jaamacadda Salaama ee

Read More
News in English

US command in Africa carried out deadly air strikes against Al-shabab in Somalia

Mogadishu-KNN-A drone attack carried out the US Africa command targeted Al-Qaa’idda linked terrorist group in Somalia Al-shabab at outskirt of the capital Mogadishu,

Read More
Uncategorized

Duqa Muqdisho oo Safiirada wadamada Islaamka u fadhiya Soomaaliya ka dalbay in la taageero Shacabka iyo dowlada Soomaaliyeed

Muqdisho-KNN-Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho C/raxmaan Cumar Cusmaan Eng. Yariisow ayaa kulan la qaatay Safiirada Wadamada Islaamka ee u fadhiya Soomaaliya,

Read More
Uncategorized

Ciidamada amaanka Muqdisho oo xalay qab qabtay Mooto Bajaaj badan

Muqdisho-KNN-Ciidamada amaanka Soomaaliya ayaa xalay howlgal ay ka sameeyeen xaafado ka mid ah magaalada Muqdisho ku soo qab qabtay Mooto Bajaaj ka badan

Read More
Uncategorized

Madaxweynaha Soomaaliland oo si kulul markale ugu hadlay dagaalka ka taagan Tukeraq

Hargeysa-KNN-Madaxweynaha Soomaaliland Muusa Biixi Cabdi oo la hadlay Warbaahinta  ayaa waxa uu ka hadlay xiisadda colaadeed ee ka taagan  degaanka  Tukaraq ee gobolka

Read More
Uncategorized

Qaar ka mid ah wadamada caalamka oo ku baaqay in la joojiyo colaada ka taagan deegaanka Tukeraq.

Muqdisho-KNN-Qaramada Midoobey, Midowga Yurub, Midowga Afrika, Urur Goboleedka IGAD iyo Dowladaha Belgium, Denmark,  Itoobia, Finland, Jarmalka, Ireland, Talyaaniga, Netherlands, Norway, Sweden, Turkey, Ingiriiska

Read More
News in English

‘Gravely concerned’ over northern Somalia clashes, UN and partners call for ceasefire

The United Nations and its partners on Thursday expressed grave concern over armed clashes which have broken out in northern Somalia, urging all

Read More