Guure
Uncategorized

Al-Shabaab oo Odayaal dhaqan ku xiray Koofurta G/ Mudug

Cadaado-KNN-Wararka ka imaanaya Koofurta gobalka Mudug ee Bartamaha Soomaaliya ayaa soo sheegaya in Al-Shabaab ay shalay xireen Odayaal dhaqameedyo ku sugnaa Tuulooyinka Camaara,

Read More
Uncategorized

Xildhibaan lagu dilay Magaalada Gaalkacyo ee G/Mudug.

Gaalkacyo-KNN-Alle ha u naxariistee waxaa xalay Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug lagu dilay Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Puntland. Xildhibaanka la dilay

Read More
Uncategorized

Akhriso:-R/W kheyrre oo magacaabay Wasiiradii ka maqnaa Xukuumadiisa.

Muqdisho-KNN-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khyrre ayaa xalay ku dhawaaqay Liiska Wasiiro Cusub iyo qaar kale oo isku shaandheyn lagu sameeyay. Wareegto ka

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaan (23-05-2018)

Muqdisho–KNN–Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaanka oo uu taaba galinayo Maamulka Gobalka Banaadir Su,aalahana uu soo diyaariyay Iskuulka Banaadir Zone Toosna looga daawanayay

Read More
Sports

Halyeeygii hoygiisa ayuu kusoo laabtay, Ancelotti ayaa loo magacaabay macalinka kooxda Napoli

Muqdisho-KNN-Kooxda Napoli ayaa macalin Carlo Ancelotti u magacawday tababarahooda cusub kaas oo ay lagaartay seddex sanno oo heshiis ah, isagoo bedelayamacalinkoodii Maurizio Sarri.

Read More
Barnaamijyo

DHAGEYSO:-Barnaamijka Xog Wareysi (23-05–2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga

Read More
Uncategorized

War deg deg ah:- Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka oo dil ka badbaaday.

Muqdisho-KNN-Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Caawa ka badbaaday isku day dil kadib weerar lagu qaaday Gaarigiisa. Xildhibaano ka tirsan

Read More
Uncategorized

Dadkii ay maanta Ciidamada amniga ku dileen Suuqa Bakaaraha oo la sheegay ineysan Shabaab aheyn.

Muqdisho-KNN-Waalidinta Labo wiil oo ay Maanta Ciidamada amniga ku dileen Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ayaa KNN u sheegay in dadkii la dilay

Read More
Uncategorized

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay iney Rag Shabaab ah ku dishay Suuqa Bakaaraha.

Muqdisho-KNN-Wasaaradda Amniga Soomaaliya ayaa sheegtay in magaalada Muqdisho gaar ahaan Suuqa Bakaaraha ay ku dishay Labo nin oo ka tirsan Al-shababa sida ay sheegtay

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (23=05=2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Cali Ibraahim  Cabdullahi  iyo 

Read More