Guure
Uncategorized

SAWIRRO:-Madaxweyne Farmaajo oo Tababar usoo xiray Urur ka tirsan Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed.

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha guud ee Ciidammada qalabka sida ee Soomaaliye Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta Tababar usoo xiray Urur ka

Read More
Uncategorized

DHAGEYSO:-Miino ku qaraxday caruur ku ciyaareysay Magaalada Gaalkacyo.

Muqdisho-KNN-Ku dhawaad 10 caruur ah ayaa ku dhaawacantay midkalane wuu geeriyooday kadib markii ay la qaraxday Miino ay ku ciyaarayeen, caruur ayaa ku

Read More
News in English

In Somalia, women defy strict rules to play football.

Shortly after sunrise, a group of young women arrives at a football pitch in Mogadishu, where they shrug off their hijabs — some

Read More
Uncategorized

Dhageyso:-Golaha Abwaanada oo ku baaqay joojinta Khilaafka u dhaxeeya hay’adaha Dowladda.

Muqdisho-KNN-Walaaca laga qabo muranka siyaasadeed ee ka dhaxtaagan hay’adaha Fulinta iyo Sharci dejinta ee Dowladda Soomaaliya ayaa cirka isku sii shareeraya waxaana sii

Read More
Uncategorized

Wasaarada Aminiga oo baareysa sababta dhalisay dagaal maanta ka dhacay Isgoyska Tarabuunka.

Muqdisho-KNN-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Isku dhacyo u dhaxeeyay Ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo ka dhacay Isgoyska Tarabuunka degmada Hodan

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{21-03-2018}

Muqdisho–KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya Sheekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif Ajar aan la soo

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(21-03-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Sports Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (21-03-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Adan Yusuf Axmed {Aqyaar} Farsamadii:-Shariif Cabdulle

Read More
Uncategorized

Diyaaradaha Dagaalka Mareykanka oo duqeyn ka geestay Sh/Hoose.

Mubaarak-KNN-Taliska Ciidamadda Mareykanka ee Qaaradda Africa ee AFRICOM ayaa sheegay in uu fuliyay Howlgal uu ku caawinayo Ciidamada Dowladda Faderalka ah ee Soomaaliya

Read More
Uncategorized

DHAGEYSO:-Guddoonka Golaha shacabka oo u yeeray Xildhibaanada Dalka ka maqan.

Muqdisho-KNN-Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi wali Shiikh Ibraahim Muudey oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa

Read More