Guure
Uncategorized

Faah Faahin Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay duleedka Magaalada Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Qarax ismiidaam ah ayaa ka dhacay barkoontarool oo ciidamada dowlada ku leeyihiin deegaanka siinka dheer ee duleedka Muqdisho waxaana uu  qaraxu yimid kadib

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{01-03-2018}

Muqdisho–KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya Sheekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif Ajar aan la soo

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(01-03-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si

Read More
News in English

Siucide attack hits security checkpoint near Mogadishu.

A suicide car bomber targeting a security checkpoint near Mogadishu has killed eight people and wounded at least 10 others, including five security

Read More
Uncategorized

SAWIRRO:-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xariga ka jaray xarumo cusub oo bixin doona adeegyada bulshada.

Muqdisho-KNN-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane C/raxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta xariga ka jaray xafiisyada adeegga ee degmooyinka Hodan iyo

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Sports Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (01-03-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur  {Barakaat} Farsamadii:-Shariif Cabdulle

Read More
Uncategorized

War deg deg ah:-Qarax Ismiidaamin ah oo goor-dhaw ka dhacay Xarun Ciidamada NISA ku leeyihiin deegaanka Siinka dheer

Muqdisho-KNN-Qarax Ismiidaamin ah oo loo adeegsaday Gaari lagu soo raray waxyaabaha qarxa ayaa goor-dhaw ka dhacay Xarun Ciidamada amaanka Soomaaliya gaar ahaan kuwa

Read More
Uncategorized

Puntland Ciidan u xirtay Shabaab ka baxsaday xero dhaqan celin oo ku taala M/Garowe.

Garowe-KNN-Maamulka Puntland ayaa wado dadaalo lagu soo qabanayo dhalinyaro la sheegay in ay ka tirsanaayeen dagaalamayaasha Al-Shabaab ee Puntland kuwaas oo ka baxsaday

Read More
Uncategorized

SAWIRO:-Olale Nadaafadeed oo maanta laga sameeyay Tiyaatarka Qaranka.

Muqdisho-KNN-Olalaha Nadaafadda oo maanta looga dhawaaqay magaalada Muqdisho kadib kulan ay yeesheen mas’uuliyiinta gobalka ayaa si xowli ah uga socda meelo ka mid

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (01-03-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono  Saciid Qarfaan ;- Farsamadii:-Shariif Cabdulle

Read More