Guure
Uncategorized

SAWIRRO:-Ra`iisul Wasaare Kheyre oo ubax dhigay Taalo muhiim u ah Imaaraadka.

Muqdisho-KNN-Xasan Cali Kheyre Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo ku sugan Dalka Isutagga Imaaraadka ayaa shalay  booqday Taalada loo dhisay in lagu xasuusto halgamaayaashii Ciidamada

Read More
Uncategorized

Al-shabaab oo dad hor leh ku dilay degmada Waajid.

Muqdisho-KNN-Wararka ka imaanaya degmada Waajid ee gobolka Bakool ayaa sheegaya in xalay dagaalamayaasha Al-shabaab ay dileen mid ka mid ah labo ruux oo

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Falanqaynta (01-03-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falanqaynta waxaana halkana idin ka soo jeedin doono Maxamed Axmed Tuuryare:– Farsamadii:-Maxamed Dalal Maxamuud:-

Read More
Uncategorized

DHAGEYSO:-Tahriibiyaal Soomaaliyeed oo ku xeran Liibiya oo diiday in ay dib ugu soo laabtaan Soomaaliya.

Muqdisho-KNN-Liibiya waxaa ku dhibaataysan kumaanaan dhalinyaro Soomaali ah kuwaas oo doonaya in ay usii tahriibaan Wadamada Yurub, dhalinyaradaas oo hamigooda wali u suurta

Read More
Uncategorized

Wadayaasha Mooto Bajaajta oo Dowlada ka dalbaday in ay wax ka qabato dilalka loo geyso.

Muqdisho-KNN-Qaar ka mid ah Wadayaasha Gaadiidka Bajaajta ee magaalada Muqdisho ayaa dhigay Banaanbax looga soo hor-jeedo dil Askari ka tirsan Ciidamada Dowladda Soomaaliya

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (01-03-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay

Read More
Uncategorized

AMISOM oo heshay qalab muddo dheer  ay dalbaneysay.

Muqdisho-KNN-Danjire Francisco Madeira Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u fadhiya Soomaaliya, ayaa ugu mahad ciliyay Dowladda Mareykanka qalab shalay ay gudoonsiiyeen, qalabkaas

Read More
Uncategorized

Duqa Muqdisho oo ku dhawaaqay Olalaha Billaha ee Nadaafadda Gobolka Benaadir.

Muqdisho-KNN-Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Caasimadda Cabdirixmaan Cumar Cusmaan ( Eng. Yarisow) ayaa sheegay in olalihii nadaafadeed ee ugu ballaarnaa laga sameyn doono

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Xog Wareysi (28-02–2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga

Read More
Uncategorized

Al-shabaab oo dad iyo duunyo ku dilay Degmada Waajid ee G/Bakool.

Waajid-KNN- Dagaalamayaasha Al-shabaab ee ku sugan Gobolka Bakool gaar ahaan degmada Waajid ayaa jidka u galay qaar kamid ah dadka deegaanka oo waday

Read More