Guure
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (21=02=2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Cali Ibraahim Cabdullah iyo  Cabdiwahaab Xuseen 

Read More
Uncategorized

Guddiyada Maaliyadda iyo Ganacsiga ee Golaha shacabka oo Daaqadda ka saaray Canshuurta Khilaafka dhalisay

Guddiyada Maaliyadda iyo Ganacsiga ee Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka ayaa sharci darro ku tilmaamtay canshuurta cusub ee ay soo rogtay Wasaaradda Maaliyadda, taasoo

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Galab Wanagsan {5:05PM}{21-02-2018}

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:–Burhaan

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Kalamaan Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Xubinta Kalamaan ee ka baxay Radio Kulmiye{21-02-2018}

Muqdisho–KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Xubinta Kalamaan oo ah Xubinta Xiiso leh Halkaan Ka Dhageyso Xubinta kalamaan:-

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Kulanka KNN{3:00PM}{21-02-2018}

Muqdisho–KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga

Read More
Uncategorized

Allaha u naxariistee Nabadoon Axmed Diiriye oo lagu Aasayo Duleedka Magaalada Cadaado.

Muqdisho-KNN-Allaha u naxriistee nabadoon  Axmed Diiriye Cali oo dhawaan ku geeriyooday Magaalada Muqdisho ayaa Maanta lagu wadaa in lagu Aaso duleedka Magaalada Cadaado

Read More
Uncategorized

Ciidamada Badda Soomaaliya oo markii ugu horeysay bur-burkii kadib ka qayb galay dhoolatus Caalami ah oo ka dhacay Xeebaha Soomaaliya.

  Muqdisho-KNN-Ciidamada Badda Soomaaliya ayaa waxa ey ka qey qeygaleen markii ugu horeeysay dhoolatus ey si wadajira uqabeen Wadamada Ka Saaran badweeynta India

Read More
Uncategorized

Kenya oo sheegtay in ay soo qabtayn Al-Shabaab oo dhawaan Macaliimiin ku dilay Gobalka waaqoy Bari.

Muqdisho-KNN-Rag looga shakisanyahay in ey katirsanyihiin Alshabaabka ka dagaalama kenya ayaa la xiray kuwaa oo lagu tuhmayo in ey soo maleegeen weerar Dabayaaqadii

Read More
Uncategorized

Gudoomiyihii Degmada Mahaday oo xilkii laga qaaday.

Jowhar-KNN-Wareegto ka soo baxday Maamulka Hirshabeelle ayaa xilka looga qaaady Gudoomiyihii Degmada Mahaday ee Gobolka Shabeelada Dhexe. Wareegtadaan oo uu ku saxiixnay Wasiirka

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{21-02-2018}

Muqdisho–KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya Sheekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif Ajar aan la soo

Read More