Guure
Uncategorized

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo sheegay in la Musuqmaasuqo Canshuurta Laga Qaado Shacabka Muqdisho.

Muqdisho-KNN=xilli uu maanta warbaahinta la hadlayay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Eng Craxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa waxaa uu sheegay in

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{22-02-2018}

Muqdisho–KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya Sheekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif Ajar aan la soo

Read More
Uncategorized

ku dhawaad 1,500 Maxaabiis ONLF ah oo Xabsiga laga Sii Daayay.

Muqdisho-KNN=Xabsi ku yaala magaalada Jig-Jiga ee ismaamulka soomaalida Ehtopia  ayaa Saacdo kahor laga sii daayay ku dhawaad 1,500 Qof oo ka tirsan Jabhadda

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(22-02-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si

Read More
Barnaamijyo Sports Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (22-02-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Adan Yusuf Axmed {Aqayaar} Farsamadii:-Iqra Axmed

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (22-02-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono  Saciid Qarfaan ;- Farsamadii:-Maxamed Dalal

Read More
Uncategorized

Masuuliyiin sare oo ka socda Hirshabeelle oo la kulmay Madaxweynaha Jabuuti.

Muqdisho-KNN-Maxamed Cabdi Waare Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle ayaa magaalada Jabuuti ee caasimada dalka Jabuuti kula kulmay Madaxweynaha Dalakasi Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele, iyadoona kulan

Read More
Uncategorized

Ciidamada Itoobiya iyo Al-shabaab oo ku dagaalamay Baardheere.

Baardheere-KNN-Wararka laga helaayo Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa sheegaay in degmadaas ay ku dagaalameen Ciidamo Itoobiyaan ah  iyo Al-shabaab oo weerar ku

Read More
Uncategorized

Warbaahinta Caalamka oo wax ka qortay sidii lagu bad baadinlahaa Boqorada iyo R/W hore ee Ingiriiska.

Muqdisho-KNN-Ka dib markii dalka Ingiriiska dhawaan lagu qabtay muwaadin Soomaaliyeed oo ay ku eedeeyeen in uu dili rabay boqorada iyo reysulwasaarihii hore ee

Read More
Uncategorized

Ciidamada Asluubta oo maanta u dabaal dagaya sanad guuradii 48aad ee ka soo wareegatay markii la`aas aasay.

Muqdisho-KNN-Ciidamada Asluub Soomaaliyeed ayaa maanta u dabaal dagayo 48-sano guuradii ka soo wareegatay Aasaaskooda, iyadoo munaasabado loogu dabaal dagayo maanta ay ka dhacayaan

Read More