Guure
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (13-02-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono Maxamed Cabdisalaan Cumar. Farsamadii:-Iqra Axmed Maxamuud;-

Read More
Uncategorized

Eng. Yarisow “ Waxaa naga go’an in aan dhisno Hay’adihii Dawladda Hoose ee u shaqeyn lahaa Bulshada ”

Muqdisho-KNN-Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta dhagax-dhigay xarunta degmada Yaaqshiid oo dib-u-dayactir lagu sameynayo.

Read More
Uncategorized

Beesha Caalamka oo soo dhaweysay Natiijada Shirkii Golaha amniga Qaranka ee Soomaaliya.

Muqdisho-KNN- Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur-Goboleedka IGAD, dowladaha Itoobia, Talyaaniga, Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska iyo Maraykanka ayaa ayaa soo dhoweeyay go’aannadii

Read More
Uncategorized

Hargeyso oo lagu xeray dad ka ganacsanayay Diinka.

 Hargeysa-KNN-Wararka laga helaayo magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in laamaha amaanka ee Soomaaliland ay xabsiga dhigeen ku dhawaad 9 qof oo lagu eedeeyay in

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Falanqaynta (13-02-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falanqaynta waxaana halkana idin ka soo jeedin doono Shuceyb Maxamed Cali:– Farsamadii:-Iqra Axmed Maxamuud:-

Read More
Uncategorized

Al-Shabaab oo maaliyiin doolar ka hela gargaarka Soomaaliya loogu tala-galay

Muqdisho-KNN-Al-shabaab ayaa la sheegay in Malaayiin Dolar ay kasameeyaan Sanad kasta Gar-gaarka shisheeye ee Soomaaliya la siiyo gaar ahaan gargaarka ay Bixiyaan Wadamadda

Read More
Uncategorized

DHAGEYSO:-Taliska Milatariga Soomaaliya oo ka hadlay dagaalkii shalay ka dhacay Sh/Hoose.

Afgooye-KNN-Amaan-duulaha Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya Gen. C/llaahi Cali Caanood oo warbaahinta la hadlay ayaa faah faahin ka bixiyay howlgalo ay Ciidamada Dowladda

Read More
Uncategorized

DHAGEYSO:-Colaadd Beeleedka Gaalkacyo oo saameysay Nolasha kumanaan shacab ah.

Gaalkacyo-KNN-Maamulka Galmudug ayaa sheegay in ay xaalad qatar ah ku sugan yihiin kumanaan shacab iyo xoolo tira badan, kuwaas oo ku nool deegaano

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (13-02-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay

Read More
Uncategorized

Maxkamadda Caalimiga ah ee ICJ oo Soomaaliya u ogolaatay in ay geyso Jawaab ku aadan muranka Badda.

Muqdisho-KNN-Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaladda ayaa Soomaaliya u ogolaatay in ay maxkamdda geeyso Jawaab ku aadan Kiiska Badda ee u dhexeeya Soomaaliya ee

Read More