Guure
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Kulanka KNN{3:00PM}{12-02-2018}

Muqdisho–KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{12-02-2018}

Muqdisho–KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya Sheekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif Ajar aan la soo

Read More
Uncategorized

Ciidamada Milatariga oo la wareegay deegaano iyo degmooyin ku yaala Sh/Hoose.

Afgooye-KNN-Wararka ka imaanaya deegaano iyo degmooyin ku yaalo gobalka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in saakay aroortii hore ay Howgalo ka bilaabayn Ciidamada Soomaaliya

Read More
Uncategorized

Ciidamo ka tirsan AMISOM oo lagu Qarxiyay duleedka Balcad

Balcad-KNN-Goob joogayaal ku sugan degmada Balcad ee gobalka Shabeelaha dhexe ayaa Idaacadda kulmiye u sheegay in Ciidamo ka tirsan AMISOM qarax miino lagula

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(12-02-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si

Read More
Barnaamijyo Sports Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (12-02-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Adan Yusuf Axmed {Aqayaar} Farsamadii:-Iqra Axmed

Read More
Uncategorized

Guddiga gurmadka doon ku caarisay Boosaaso oo Caawin dalbaday.

Muqdisho-KNN-War ay soo saareyn xubno ka mid ah Guddiga ku howlan badbaadinta Hantida saaran doon ku caarisay Xeebta magaalada Boosaaso ayaa dalbaday in

Read More
Uncategorized

Qarax haleelay Gaari shacab ay saarnaayeen oo marayay duleedka D/Balcad.

Balcad-KNN-Wararka ka imaanaya deegaanka la yirahdo Haan-shiikh oo duleedka ka ah dagmada Balcad ee Gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (12-02-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono  Maxamed Axmed Maxamuud [Tuuryare] Farsamadii:-Iqra

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Falanqaynta (12-02-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falanqaynta waxaana halkana idin ka soo jeedin doono  Cali Ibraahim Cabdullahi:– Farsamadii:-Iqra Axmed

Read More