Marwaan
Uncategorized

War Deg Deg ah:- Diyaarad Goor Dhow ku soo dhacday Duleedka Muqdisho

Muqdisho–KNN– Wararka ka imaanaya Duleedka Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Goor Dhow Diyaarad Nuuca Duuliye la’aanta ah ee loo yaqaan Drone’ska ay ku

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Keydka Sawiradda Sports Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Kulanka KNN{3:00PM}{16-08-2017}

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Kulanka KNN ee Maalin kasta ka baxa KNN marka laga reebo Jimcaha,waxaana halkaan

Read More
Uncategorized

Taariikhda Allaha u naxariistee C/raxmaan Jaamac Barre

Allah u naxariistee C/raxmaan Jaamac Barre oo ahaa siyaasi xilal kala duwan kasoo qabtay dawladihii dalka soo maray wixii ka horeeyay xilliigii bur

Read More
Uncategorized

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Midowga Yurub uga mahadceliyey garab-istaagooda Soomaaliya.

Muqdisho, 16 August 2017 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo maanta kulan la qaatay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{16-08-2017}

Muqdisho–KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.com,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya Sheekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif Ajar aan la soo

Read More
Uncategorized

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Tacsi u dirtay Cabdiraxmaan Jaamac Barre

Muqdisho, August 16, 2017 – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Amb. Yusuf Garaad Omar Ahmed, Wasiiru

Read More
Uncategorized

Al-shabaab oo ka hadlay Dagaalkii ay la galeen Sheekh Muqtaar Rooboow

Sida lagu baahiyay warbaahin la yiraahdo Al-Hijra oo taageerta Al-Shabab waxaa looga hadlay arrimo la xariira sababta keenya in Mukhtaar Roobow uu iskaga

Read More
Uncategorized

Mareykanka oo ka hadlay Arrimaha Sheekh Muqtaar Roobow

War kasoo baxay xafiiska hawlgalka Maraykanka ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in xukuumadda Maraykanka ay soo dhawaynayso tilaabada dawlada Soomaaliya kusoo dhawaynayso xubnaha

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(16-08-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si

Read More
Uncategorized

Arday Turkish oo Somalia u yimid Barnaamij Isweydaarsi.

Muqdisho-KNN-Kooxdaasi oo shalay soo gaaray Somalia, waxay muddo 10 maalmood joogi doonaan Somalia, waxaana Safarkooda si wadajir ah u soo qabanqaabiyey Hay’adda Iskaashiga

Read More