Marwaan
Barnaamijyo Faalooyin Keydka Sawiradda Sports Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (17-08-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur:-  Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:-

Read More
Uncategorized

Golaha Wasiirada Hirshabeelle oo maanta kulankoodii ugu horeeyay ku yeelanaya Jowhar.

Jowhar-KNN-Wax ka badan 7 bilood kadib markii ugu horeysay Golaha wasiirada Maamulka Hirshabeelle ayaa maanta ku kulmaya Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hirshabeelle

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Keydka Sawiradda Sports Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (17-08-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Xasan Maxamed Aweys Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:-

Read More
Uncategorized

Boqolaal Askar Turkish oo ku soo wajahan Somalia si ay u carbiyaan Ciiddanka DF.

Muqdisho-KNN-Dowladda Turkiga ayaa la filayaa inay bilowga bisha soo socota ee September u soo dirto Somalia ku-dhawaad 400 Askari, kuwaasi oo ka hawl-geli

Read More
Uncategorized

Diyaarado dagaal oo xalay duqeeyay qeyba ka mid ah Jubada dhexe.

Jilib-KNN-Faah Faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weeraro dhinaca cirka ah oo xalay ka dhacay qeyba ka mid ah Gobalka Jubada dhexe

Read More
Uncategorized

Ciidamada Amaanka Galmudug oo Gaalkacyo ku qabtay dad iyo Maandooriye.

Gaalkacyo-KNN-Taliska Ciidanka Booliska Magaalada Gaalkcyo ee Maamulka Galmudug ayaa sheegay in ay ku guuleesteen soo qabashada rag isticmaala maandooriyaha iyo keyd badan oo

Read More
Uncategorized

Qofkii 3aad oo ka mid ah Maxaabiista Soomaalida ee ku xiran India oo xalay Geeriyooday.

Muqdisho-KNN-Sida ay xaqiijiyeen qaar ka mid ah dadka Soomaalida ee ku nool dalka India xalay ayaa dalkaasi waxaa ku dhintay Alle ha u

Read More
Uncategorized

Dil goor dhaw ka dhacay degmada Waabari ee gobalka Banaadir.

Muqdisho-KNN-Saraakiisha amaanka iyo Mas’uuliyiin ka tirsan degmada Waabari ayaa KNN u xaqiijiyay in koox Hubeysan ay goor dhaw toogasho ku dishay Askari ka

Read More
Uncategorized

Qaraxyo Ismiidaamin ah oo ka dhacay Magaalada Gaza ee dhulka Falastiin.

Muqdisho-KNN-Telefishinka Al-Jaziirada ayaa baahiyay in qaraxyo Ismiidaamin ah ay ka dhaceen Koofurta Magaalada Gaza ee dhulka reer falastiin kuwaas oo ka dhashay dhimasho

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Keydka Sawiradda Sports Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (17- 08-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Xuseen Cabdulle Maxamed ;- Farsamadii:–Maxamed

Read More