Marwaan
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Galab Wanag san {5:00PM}{30-08-2017}

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Burhaan

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Kulanka KNN{3:00PM}{30-08-2017}

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Kulanka KNN ee Maalin kasta ka baxa KNN marka laga reebo Jimcaha,waxaana halkaan

Read More
Uncategorized

Dagaal Beeleed ka socda duleedka Magaalada dhuusamareeb ee G/Galgaduud.

Dhuusamareeb-KNN-Dagaal Beeleed u dhaxeeyo Labo maleeshiyo Beeleed oo walaalo ah ayaa maanta ka bilaawday deegaanka Mirrig ee duleedka Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobalka

Read More
Uncategorized

DHAGEYSO-:Faah Faahin ka soo baxeyso Dagaalkii ka dhacay Bariga Gobalka Mudug.

Gaalkacyo-KNN-Ugu yaraan 6 qof ayaa ku dhintay oo ka tirsan Ciidanka Maamulka Puntland weerar ka dhacay Deegaanka Jeexdin ee Bariga Gobalka Mudug Weerarkaas

Read More
Uncategorized

Kenya oo ka hadashay Weerarkii Al-shabaab ku qaadeen Tuulo hoostagta Mandheera.

Muqdisho-KNN-Daily Nation ayaa Daabacay in dagaalamayaasha Larumeeeysan yahay in Al-shabaab ka tirsanyihiin ay weerar ku qaadeen Tuulo hoostagta Mandheera oo lagu Magacaabo Daaba

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{30-08-2017}

Muqdisho–KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.com,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya Sheekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif Ajar aan la soo

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(30-08-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si

Read More
Uncategorized

Gudiga ay Dowladda Soomaaliya u xil saartay in ay soo baaraan weerarkii Bariire oo maanta soo gaba gabeynaya Baaritaankooda.

Muqdisho-KNN-Gudiga ay Dowladda Soomaaliya u xil saartay dhibaatadii ka dhacday deegaanka Bariire ee gobalka Shabeelaha Hoose ayaa maanta lagu wadaa in ay soo

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Sports Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (30-08-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur:-  Farsamadii:-Hodan Cali Maxamed:-

Read More
Uncategorized

Dagaal Beeleed u dhaxeeya Maleeshiyo ka soo kala jeeda Puntland iyo Galmudug oo ka dhacay Bariga G/Mudug.

Gaalkacyo-KNN-Dagaal beeleed u dhaxeeyo labo Maleeshiyo beeleed oo ka soo kala jeeda Maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa xalay ka dhacay Bariga Gobalka Mudug

Read More