Marwaan
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (30-08-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Axmed Tuuryare  Farsamadii:-Hodan Cali Maxamed:-

Read More
Uncategorized

Al-shabaab oo weerar ku qaaday Ciidamo ka tirsan Kenya meel u dhaw Ceel-waaq.

Ceel-waaq-KNN-Dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ayaa  weerar culus ku qaaday ku qaaday Ciidamo ka tirsan Milatariga Kenya oo ku sugnaa degaanka Daba oo u

Read More
Uncategorized

Dowlada oo Shaacisay in Shaqaalaha u Shaqeeya hay’adaha Dowlada ay Yihiin Fasax Maalmaha Ciida Carafo.

Muqdisho-KNN-Kadib Warsaxaafadeed ka soo baxay wasaaradda Shaqada iyo arrimaha bulshada ee Dowladda Federaalka Sooomaaliya ayaa lagu shaaciyay  in shaqaalaha u shaqeeya hay’adaha Dowladda

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (30- 08-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cali ibraahim Cabdullaahi{Cali Suxeyfa}:- Farsamadii:–Shariif Cabdulle Maxamed:-

Read More
Uncategorized

Ra’iisal wasaare Kheyrre oo maanta soo xiraya Shirka Qaxootiga Soomaalida ee Ka socda Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Xasan Cali kheyrre ra’iisal Wasaarada Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta uu soo xiro shirka mudada saddexda maalmood ka socda Magaalada Muqdisho Kaas

Read More
Uncategorized

Burundi oo badalaysa labo guuto oo ka tirsan howlgalka midowga Afrika ee Amisom.

Muqdisho-KNN-Wadarta Ciidamo gaaraya 1,819 askari oo ka Tirsan Ciidamadda Burundi ee Guutooyinka 44 aad iyo 45 aad ayaa bilaabay in ay Badalaan Guutooyinka

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (30-08-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay

Read More
Uncategorized

Kuuriyada Wuqooyi oo ka hadashay Gantaalkii ay dul marsiisay Dalka Japan.

Muqdisho-KNN- Madaxweynaha Dalka Kuuriyada wuqooyi ayaa markii ugu horeysay ka hadlay Gantaal ay Isniintii Dowladiisa ay dul marsiisay hawada dalka Japan. Madaxweynaha ayaa

Read More
Uncategorized

Ahlusunna oo Ciidamadii ugu badnaa geysay duleedka Xeraale.

Xeraale-KNN-Sida ay noo Xaqiijiyeen dadka deegaanka ee ku sugan Magaalada dhuusamareeb eexl xarunta Gobalka Galgaduud maamulka Ahlusunna ayaa shalay galab dhuusamareeb ka diray

Read More
Uncategorized

Booliska Kenya oo lagu eedeeyay Tacadiyo ku dhan ah Bini-aadinimada.

Nairobi-KNN-Warbixin ay soo saartay Hay’adda u dooda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa lagu sheegay in ay jiraan tacadiyo waa wayn ay

Read More