Marwaan
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (22-08-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Axmed Tuuryare Farsamadii:-Hodan Cali Maxamed:-

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (22- 08-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Maxamed Qeys Xasan Maxamed Farsamadii:–Shariif Cabdulle

Read More
Uncategorized

Al-shabaab oo Xalay Weeraray Magaalo ku taalla Gudaha Kenya

Dagaalameyaal ka tirsan Al-shabaab ayaa Xalay Weerar ku qaaday Degaanka Gaamba ee Ka tirsan Gobalka Taanariifa,waxaana Shabaabku ay Weerarkaasi la beegsadeen Xarumo Dowladda

Read More
Uncategorized

Haweeney Xaamilo ah oo lagu Kufsaday Magaalada Garowe

Garowe–KNN– Wararka ka imaanaya Magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland ayaa sheegaya in Haweeney ka mida Dadka Barakacayaasha ah ee ku nool Garowe oo

Read More
Uncategorized

Dhageyso:-Xildhibaanada Aqalka Sare oo u yeeray Wasiirro ka tirsan Xukumadda

Muqdisho–KNN– Xildhibaanno ka tirsan Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa u yeerayr Wasiirro ka mida Xukumadda Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyyre oo wax laga

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (22-08-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay

Read More
Uncategorized

Al-shabaab oo Weeraray Saldhigga Degmada Afgooye

Afgooye–KNN– Wararka laga helayo Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in Xalay Dagaalameyaal ka tirsan Al-shabaab ay Weerar ku qaadeen Saldhigga

Read More
Uncategorized

Madaxweynaha Soomaaliya oo Masar kula kulmay Jaaliyadda Soomaalida ee Wadankaas ku nool

Masar–KNN– Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Xalay Jaamacadda Al-Azhar Ee Dalka Masar kula kulmay Jaaliyadda Soomaalida ee Wadankaasi ku nool. Madaxweynaha Jamhuuriyadda

Read More
Uncategorized

Madaxweyne Donald Trump”Ciidamadeena ka saari meyno Afghanistan”

Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, ayaa sheegay in degdeg ku saaridda ciidanka dalkiisa ee ku sugan Afghanistan ay fursad siineyso ururada argagixisada ah. Waxa

Read More
Uncategorized

War Deg Deg ah:- Madaxweynaha Galmudug oo Maanta Tagaya Degaanka Mareergur

Cadaado–KNN– Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle iyo Wafdi la socda ayaa Maanta oo Talaado ah tagi doona Degaanka Mareergur Ee Gobolka Galgaduud

Read More